27 C
Marka
Sunday, November 19, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Ayaadu ama Eedadu maxay caruurta uu ninkeedu dhalay ay u xumaysaa – W/Q: Khadar...

Labadan kalmadood ee kala ah Aayo iyo Eeddo waa laba eray-bixin oo ay kala isticmalaan dadka Somalida ahi, gaar ahaan reer Konfurka iyo reer...

Waa Qaybtii 10-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar

Akhris'tayaal dhamaantiin aad ayaan idiin Salamayaa waxanan idin leeyahay SCWW ,intiinii sheekada qaybtii Sagalaad la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo Ninkii dhalinyarada...

Waa Qaybtii 8-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY – W.Q: Qareen/Khadar Aar

Akhris'tayaal dhamaantiin aad ayaan idiin Salamayaa waxanan idin leeyahay SCWW ,intiinii sheekada qaybtii Todobaad la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo Wiilkii dhalinyarada...

Wax Ma Ka Ogtahay Waayaha Haysta Wiilka Wabiga Daaciisa Yaal?

Dadka Soomaaliyeed Ee soomaali Baantuu waxay had iyo jeer ku noolyihiin dhulka dhoobeeyda lo yaqaan Ee biyaha leh waana dad ku caana wax soo...

Sideetan Jirkii Guursaday Shan Iyo Toban Jirka – W/Q: Khadar Aar

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw Cırka taagay tıır la,aan dhulkana goglay,aadmıgana ka dhigay noole idilkıı kan ugu sharafta...

Muqdisho oo la ciir-ciiraysa fara-badnaanta dawladda Farmaajo!! W/Q.Khadar Aar

​Farmaajo iyo Ra'isal-wasaarahiisa siyaasada ka cusub ee Khayre ,waxa ay bulshada Somaliyeed wakhti badan ka dhaadhicinayeen in ay soo dhisi doonaan Xukuumad tayo leh...

Faalo: Dilka iyo siidaynta Dable Axmed Caydiid maxaa ka dhalan kara?? W/Q: Khadar Ibrahim...

​Tariikhu markii ay ahayd 3/5/2017 waxaa afaafka Madaxtooyada Somaliya lagu dilay Wasiirkii Dibu-dejinta Cabbaas C/laahi Sheekh Siraaji,dilkaasi oo uu gaystay Askari Dable Axmed C/Laahi...

Qaybtii 3-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar

Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka...

Aabo In aad Adigu Dhimato Ayay Ahayd, Inta oo Odaygaasi dhimanaayo.W.Q Qareen/Khadar Aar

Waa qisso aad u xanuun badan ,sida aynu la wada socono Macalinku waa toosiyaha iyo tilmamaha ardayda,Macalinku waa qofka labaad marka laga yimaado waalinka...

Mashruucii Wardheer Bilowgii Shirqoolka iyo dhameystirkii Afgooye (Warbixin).

Hal Sano ka hor Maanta oo kale iyadoo hal bil laga joogo markii laga qaxay inta badan deegaanka ayna gacanta ku dhigeen Mooryaan ayaa...

Mobilkaaga ka ilaali in aad markasta dhigto meel kulul! W/Q: Khadar Aar

​Mobilku waxa uu ka mid yahay ,aaladaha casriga ah ee maanta Dunida yaala, kuwa inoogu faa'idada badan .Mobilku waxa uu inoo fudaydiyay waxyaabo badan...

Maqaal: Hadii Aad Duur Joog Ka Tahay Dadka Yaa Masuul Ka Ah?

Qof Walba oo masuul ah waxa uu masuul ka yahay dalkiisa iyo dadkiisa loogana baahan yahay in uu si cadaalad ah ugu shaqeeyo balantii...

Maamulka K/galbeed oo lala rabo in la fashilyo iyo dilalka xadgudubyada ah ee kasocda...

Xasuuq ba'an oo kasocda Marka ayna gaysanayaan dad Soomaali ah oo isticmaalaya Ciidamada Amisom si dagaal uga dhex dhaco dadka deegaanka sh/hoose iyo amisom...

Ibraahim Cali Xaaji Oo Xildhibaanada Iyo Wasiirka Jubbaland Ee Beesha Biimaal Ka Dhigtay Waxa...

Ma rabo qoraalkay in aan kusoo qaato sheekada muranka loo yeelay ee ku saabsan Saldanada Beesha Biimaal, laakiin waxa rabaa sax miyaa “waxaan keenay...

Cuqubada Halkii Lagu Galay Cawo Ku Hurudaaye Caruurtaay Ka Laysaa Ninkii Caano Baas Dhamaye...

Cuqubada Halkii Lagu Galay Cawo Ku Hurudaaye Caruurtaay Ka Laysaa Ninkii Caano Baas Dhamaye (Abwaan Cabdi Gahayr) - W/Q Sultan Abdikariim Farah DULMI DIID.................................... Qofka sodon...

Bogaadin Hambalyo Iyo Duco Ku Socota Qaranka Soomaaliyeed Ka Timid Walaalaha Cali Ibraahiim( Reer...

Ugu horayn waxaanu umahad celinaynaa Allaah isagaana leh mahad oo idil dhamaanteed iyo amaan.Anagoo ah beelo kamid ah beelaha soomaaliyeed ee sharafta badan,ayaan ayaan...

Libaaxii Cidlada Laguhelay & Duulkii Karaamada Beelay, W/Q Mohamed Sh Musa

Hor-u-dhac Waa Libaax in badan la baadigoobaayey laguna dabajoogey si loo ugaarto, aakhiritaankiina cidla laguhelay balse nasiibwanaag la dhaawacay oo kaliya, halka sidii danta ahayd...

Qisso Layaable: Wasiir Shaqqo Aanu Garanayn Doonaya In Loo Dhiibo – W/Q: Qareen Khadar...

Mahad dhamaanteed Eebbaa iska leh, nabadgelyo iyo naxariisna korkiisa ha ahaato Rasuulkeenii Suubanaa Muxamed Ibnu C/laahi Scw . Sida aynu ka wada warhayno baryahan danbe...

Shacbigu ma waxa ay donayan in ay Nidaamka badalaan ,misse waxay doonayaan in ay...

Wakhti aad u badan ayaa waxa shacbiga kaga lumay dooroasho ku qotonta Hebello la isku badalo ,taasina waxa ay keentay in Magacya uun ay...

QALINKII CABDIBOQOR IYO QORMADIISII MAREEYKANKA (QB: 1-AAD)

"Qof aan dhul marin, dhaayo maleh!" HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Fadlan lasoco meelaha ka...

Maxaad kala Socotaa Saamaynta Qabyaalada iyo Siyaasiyiinta Somalida Ee Kartida Leh Ee U Yimid...

Saamaynta Qabyaalada iyo Siyaasiyiinta Somalida ee kartida leh ee u Yimid in ay Dalkooda  Samato Bixiyaan Maxaad kala Socotaa. Aqoon yahan Maxamed Cabdilaahi  Farmaajo waxuu...

Facbook Ayaa Ku Sheegay Qofka Aad Tahay .WQ/Khadar Aar

Qofkasta oo Facbook lihi ,ha ogaado in Facbookisu uu yahay meesha kaliya ee lagu ogaado lagana qiimeeyo ,qofka aqoontisa, garashadiisa iyo dhamaan akhlaaqiyaadkiisu inta...

Abaari inama haysee, Aqoon’darraa inna haysa! – WQ/Khadar Aar

Xiliga abaarta casharo kama barano ,xiliga Roobka iyo Raxmadana kayd iyo biyo ma dhigano, aqoon yahan keenuna waa aqoon laawe. Qoraalkan waxa aan doonayaa in...

Wafdigii Maanta Gaaray Degmada Lambar50 Oo Caawa Halkaasi Ku Hoyanaayo (Warbixin)

Waxaa maanta magaalada Lambar50 ee gobolka Shabeelaha Hoose soo booqday Wafdi isugu jiro Odeyaal dhaqameed, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan maamulka K/Galbeed oo dhammaantooda...

Qiso cajiib ah : Duqayn ayaa maskaxdeena ku socota !! W/Q: Khadar Aar

Waxaa laga yabaa in dadka qaar iswaydiiyaan,maxay ayay tahay duqayntan ku socota maskaxdeena iyo garaadkeena ,yaase ina duqaynaaya,maxay ayaa la inoo duqaynayaa,ma naqanaa kuwa...

Dhageyso Taariikhda Abwaan Cali Sugulle Dun-carbeed Suugaantiisa Oo Ay Ka Sheekeenayaan Abwaanno Usoo Joogay

Abwaan Cali Sugulle Cigaal oo dhawaan ku geeriyooday wadanka Iskutagga Imaaraadka laguna aasay Magaalada Hargeysa ayaa lagu tiriyaa Abwaan Maamuus iyo qadarin ku lahaa...

Allaylehe, Waa Lakala Soocmay – W/Q: Maxammuud Cali Geeldoon

Saddex iyo afar iyo shan toonna maaha. Degaan iyo 4.5-na, waa ii dameer iyo labadii daan oo aniga shaqadayda maaha. Labaase loo kala baxay....

The Prime Minister tables Electoral Process to the Federal Parliament

The Prime Minister tables Electoral Process to the Federal Parliament. Mogadishu, April 30, 2016-----The Prime Minister of the Federal Government of Somalia H.E. Omar Abdirashid...

Dr. Cali Cabdi Baab Oo Baaq Adag U Diraayo Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Gobolka Shabeelaha...

Yaa ka mas'uul ah Mashaqada & Meydadka Maatida magaalada Marka-cadey dhamaan dhibaatooyinkaan & kuwa kaloo badan waxaa qaadanaaya masuuliyadeeda oo dusha ay u saarantahay. Madaxweynaha...

Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeeya BBC-da Iyo Mirqaanka Qaadka.W/Q Qareen/ Khadar Aar

Xiliyada ay dagaladu amma qaraxyadu ay dhacaan dhulka Somalida meel ka mida, inta badan dadku waxa ay la kulmaan qas iyo qalaase aad u...

Gabooyihii wax takooray .W/Q Qareen/Khadar Aar

Inta badan Somalidu waxa ay dhaqan ka yeelatay caado xun oo ay ka mid tahay in takoor iyo faquuq lagu sameeyo dad kasoo jeeda...

Fariin Ku Socoto Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Marka Mudane Xasan Cumareey

Halkan waxaan ku soo gudbinayaa fariin aad u diraayo gudoomiyaha  cusub ee degmada Mara loo soo magacaabay. Fariinta aan u diraayo Gudoomyiha cusub ee...

Waa maxay sababta horjoogayaasha Al-shabaab dawladu Rooga-Cas ugu dhigtaa,dhalinyartana Tiirka Toogashada lootagaa?W/Q: Khadar Ibrahim...

​Waxaa wakhti aan sidaasi usii fogayn garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyey iyada oo Diyaarad khaas ah lagu sido ,Sheekh...

A call for ‘’ an intensive close observer’’ on Somalia’s women political participation –...

In 2012, the Somali National Constituent Assembly and other key stakeholders have agreed, under intense pressure from the international community, to allocate 30 percent...

Adeer Miyaad hubtaa , Miyaan soo Dhintay – W.Q: Qareen/Khadar Aaar

Hadii aynu nahay dadka Somalida gaar ahaan kuwooda dagan Dhulka Miyiga (Baadiyaha)waxaa caado inoo ah in reerka amma qoyska uu Abuhu yahay midka u...

Waxbixin ku Saabsan “Maxaa Soomaaliya Ka Qaldan?”, Sidee Dowlada Fashilanya Loo Maal geliyey?

Ilaa sannadkii 2000 markii la dhisay xukuumaddii ku-meel-gaarka ahayd ee Carta, waxa si cad u muuqatay inay caqabado badan la soo darseen hannaanka dawliga...

Hal-abuur siyasadeed oo kusoo wajahan Xisbiga UCID iyo Hargaysa waakuma?

Somaliland waxa aad moodaa in tartan siyasadeed xoog lahi uu ka socdo,kaasi oo ku wajahan doorashada Madaxnimada ee la filaaya in ay dhacdo sanadkan...

Riyo Ayaan Gabadh Ku Guursaday Hadana Riyo Ayaan ku Furay.W.q.Qareen/Khadar Aar

Sida rutaa xiliga Dhalinyaranimadu waa xilli aad u qaali ah ,isla markana qofka dhalinyarada ah waxaa ku jira tamar iyo firfircooni dheerada taasi oo...

Federaalkii Oo Khatar Duminaysa Ku Noqday Puntland Iyo Xasan Sheekh Oo Baarlamaanka Soomaaliya Baabiintiisa...

Waxaa Nairobi isugu tagay dhamaan siyaasiyiintii urur qabiileedka SAHAL oo dagaalweyn ugu jira siday ufashilin lahaayeen Xasan sheekh Qorshihiisa cusub ee uu Galmudug ku...

Somaliland Hadaan Madaxwayne Ka Noqon Lahaa iyo Sideed Arimood Oo ka Mid Ah Arimahaan...

1::::Daryeelka Deegaanka iyo Ladagaalanka Xaalufka dhulka waxaanu u abuuri lahayn Ciidan gaar ah oo ilaaliya xaalufinta dhulka oo waxaanu beeri lahayn   kumanyaal geed dalka...