25.9 C
Marka
Monday, October 23, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Maxaynu Marxumiintena dhintay ugu magac-darnaa koob ciyareed-ka? – W/Q: Khadar Aar

Waxaa baryahan caado inoo noqotay,wax la yidhaahdo koobka cayaraha ee loo qabto marxuum hebel midkuu doono ha ahaadee , waxa aad moodaa in dhaqan...

Musharaxiin Badan Oo Laga Yaabo Inay Isaga Haraan Tartanka Doorshooyinka Ee Ka Dhici Doona...

Iyadoo lagu wado in sanadkan gudahiisa Soomaaliya ay ka qabsoomaan doorashooyinka Madaxtinimo ee kursiga Madxweynaha ayaa warar soo baxay waxay ku waramayaan suurtagalnimada in...

Waa Maxay Sababta Ay Dadka Somalidu Dhakhso Ugu Indha Beelaan ?

Marar badan waxa aad la kulmaysaa amma dhegahaaga ku soo dhacaya dhiillooyin kala duwan oo xanbaarsan culayska ay leedahay Indho la'aantu, qof ka cabanaya...

Macalin Xumada Maanta Jirta .WQ/Khadar Aar

Iskuulka amma dugsigu waa goob wax lagu barto isla markana lagala socdo dhibaatoyinka iyo mushkiladaha dadka badan kiisa haysta,iskuulku waa goob ay waalidiintu geeyaan...

Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey!WQ/Khadar Aar

Qisooyinkan noocan ahi ,waa kuwo ku badan bulshadeena aadna uga dhex dhaca,isla markaasi waxa ay u baahan yihiin in casharo laga barto,balse aan sheeko...

Abooyo Haygu Odhan,Adigaa Aboowe Iyo Wax Ka Xunba Ahe! WQ.Khadar Aar

Wakhtigan aynu ku jiro waxa aad mooda in dadku ay hayaan ugu jiraan sidii ay u gaadhi lahayeen wadamada Yurub iwm,dadka safaradaasi ku jiraa...

Xisbiga Kulmiye kasoo bax ,Wadani ayaa ku daahirinayee ! WQ .Khadar Aar

Waagii baryaaba waayo leh ,aroor kasta oo aad soo toostana waxa aad arkaysaa war iyo wacaal iyo wax kugu cusun oo ku yaab galiya...

Ninkii I Guursaday, Wax Walba Oo Noloshiisa Ah, Waa Uu Iga Qariyey !WQ/ Khadar...

Waxa aan ahay gabadh dhalinyaro ah ,isla markaas uu qaan gaadhay,in kastoo sida aan jeclaa aanan lasoo korin aabahay iyo hoyaday ,hadana waxa aan...

Wanaagii Xafladaasi ,Hal Qof Ayaa Ku Dhintay! WQ/Khadar Ibrahim Aar

Geeridu amma dhimashadu wakhtiyada qaar waxa ay ahayd wax laga naxo,balse maanta waxa aad moodaa in ay tahay arin siyaabaha qaar loogu faano amma...

Abaari inama haysee, Aqoon’darraa inna haysa! – WQ/Khadar Aar

Xiliga abaarta casharo kama barano ,xiliga Roobka iyo Raxmadana kayd iyo biyo ma dhigano, aqoon yahan keenuna waa aqoon laawe. Qoraalkan waxa aan doonayaa in...

Gooni U Istaagga Gobolada Waqooyi – W/Q: Mohamed Sh. Musa Farah

Waxaa laysku tijaabinayaa intii awoodu saamaxayso in warbixin iyo sharaxaad qoraal laga sameeyo hawsha ku saabsan: -Gooni u istaagga Gobolada Waqooyi (G.W= Gobolada Waqooyi). -Midnimada Gobolada...

Amniyaatka Alshabaab Oo Dabagal Ku Hayso Labo Sarkaal Shabaab Ah Oo Ay Ku Tuhmayaan...

Waxaa todobaadkii hore howlgal ay fuliyeen ciidamada Ammaanka degmooyinka Marka iyo Lambar50 lagu dilay in ka badan 14 maleeshiyo oo ka tirsanaa Maleeshiyada Ururka Alshabaab, sidoo...

Waa Maxay Caqabadaha Hortaagan Halganka Jabhadda ONLF…..?

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw Cırka taagay tıır la,aan dhulkana goglay,aadmıgana ka dhigay noole idilkıı kan ugu sharafta...

Faallo;.Yaa ku guuleystey dacwaddii Xisbiga Ucid ? W/Q Ibrahim Deria

Waxaa dhowrkii bilood ee ina dhaafey ,dacwad xagga sharciga ahi ka aloosneyd Xisbiga UCID gudihiisa iyada oo ay soo martey marxalado kala geddisan ,aakhirkiina...

Way isoo korisay iyada oo i moodaysa Ilmaheedii W/Q-Khadar Ibrahim Aar

Dagalada iyo durufaha kala gadisan ee dalka wakhti aad u badan kasoo dhacayay ,waxa ay noqodeen kuwo umada gaadhsiiyay dhib aanay kasoo kaban karin,taasi...

Talo ku socota Mudane Cali Warancadde .W/Q.Khadar Aar

Cali Maxamed Warancade ,waa Siyaasi ka caan ah dhamaan Somaliland iyo gayiga Somalidaba,Cali Warancade waa nin in badan wakhtigu u saamaxay in uu Somaliland...

Dhageyso “Keenyooy Kaadso Illayn Kibirka waa Lagu Kufaaye” (Warbixin)

Waxaa maalintii shalay Magaalada Heeg ee Carrriga Nederland ka bilowdey dhagaysiga Dacwaddii Muran Badeedka ee u dhaxaysey Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya. Xukuumadda Nayroobi ayaa waxaa...

Talo Qaran Somali: Markan Madaxweyne Maya beelaha Hawiye iyo Darood!

Madaxweynaha Mustaqbalka Somaliya sanadkan yuusan Ka iman beelaha Hawiye iyo Darood midna. Xubnaha Golaha Barlamanka cusub ee imaan doona Somalia. Dhamaan Hogaan dhaqameedyada ummadda...

WhatsApp Sir Malahee Yuu Ku Sahayanin – W/Q : Khadar Aar

Wakhtiyadan danbe ee casriga ah waxaa so shaacbaxay, isla markana ay aqoonto tiknolajiyadu ina gaadhsiisay in ay ku wada hadalno inaga oo yar iyo...

Waa Tuma Musharaxada Muna Ahmed Abdalla Diana Oo U Sharaxan Aqalka Sare 2016?.

Muna Ahmed Abdalla (Diana) waa Abwaanad waxayna raad taariikheed oo aad Dahabi u ah ku dhex leedahay Guud ahaan Ummada Soomaaliyeed Gaar ahaan Shacabka...

Qiso ku yaab-galin doonta: Sideed sanadood ayaan Xabsi u galay – W/Q: Khadar Aar

Aduunka intaad ku nooshahay waxkasta oo kaa yaabiyaba waa ay kusoo marayaan duniduna sideedaba waxa ay u eeg tahay sida giraangir hadba dhinac u...

Maxaa Sabab U Ah Kilaafka Wasiir Cakuse Vs W/Ku Xigeenka Cali Gadheer? W/Q: Drs....

Wasiir cakuse ayaa si xoog ah isugu dhacsan yihiin wasiir ku xigeenkiisa mudane cali gadheer khilaafkan ayaa waxa sal dhig u ah oo ku...

Qabyaaladu waa daawo , si qaldan loo isticmaalay. W/Q: Khadar Aar

Qabyaalada oo aynu si qaldan u isticmaalnaa ,waxa ay ka dhigan tahay ,daawo uu dhakhtar kuu qoray oo aad u qaadan wayday sidii uu...

Saxaafad u dhaqmaysa sida sirdoonka !! W/Q. Khadar Aar

Saxiibayaal waxaa baryahan inagu soo badanaaya saxaafad u dhaqmaysa sida sirdoonka ,taasoo aad mooddo hanaanka iyo habka ay u shaqaynayaan in uu yahay amma...

Khattarta ka dhalan karta Kelmadda ah “dadka afka Soomaliga ku hadla” – W/Q: Khadar...

Soomalidu waa dad wadaaga Af ,dhaqan,dhul iyo Diin ,umadkasta oo Ilahay abuuray waxa uu u sameeyay dhaqan ,nolol ,deegaan iyo Af ay kaga duwan...

Isku shaandeyntii Golaha Xukuumada Madaxwayne SIILAANYO Iyo Aragtida Suldaan Abdikariin Farah DULMI DIID

Waxaan marka hore aad iyo aad u soo dhawaynayaa xilalka cusub ee loo magacaabay masuuliyiinta kasoo jeeda gobolada bariga JSL. Wanan ku hambalyeynayaa madaxwaynaha JSL...

Madaxdeenu waxa ay u bahan yihiin Iskuul wax barasho. W/Q.Khadar Aar

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee...

Qiso dhab ah:Masayrka raggu ilayn waa masiibo qarsoon ! W/Q .Khadar Aar

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee...

Baaq Ku Socda Beesha Caalamka Somalia Doorashada Madaxtinimada Gacanta Ku Haysa Sida UN, UK,...

Anigoo Kuhadlaya Afka Shacabka Geeska Afrika Ee Somaliya Ee Dulman Og Khiyaanada Dalka Soomaaliya Kasocota Siyaasigii Ugu Horeeyey Ee 4 Sano Kudhawaaqayey Dulmiga Xukuumada...

Waa maxay caqabadaha hortaagan guusha Jabhadda ONLF ? – W/Q: Khadar Aar

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw Cırka taagay tıır la,aan dhulkana goglay,aadmıgana ka dhigay noole idilkıı kan ugu sharafta...

Sideetan Jirkii Guursaday Shan Iyo Toban Jirka – W/Q: Khadar Aar

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw Cırka taagay tıır la,aan dhulkana goglay,aadmıgana ka dhigay noole idilkıı kan ugu sharafta...

Xisbiga UCID go’aanka laga soo saaray ma noqon doona mid hirgala .W/Q.Qareen.Khadar Aar

Tariikhdu markii ay ahayd 12/6/2016 waxaa magalada Hargaysa gaar ahaan xarunta Gudida Diwaangalinta Xisbiyada Somaliland ka bilaabantay dhagaysiga dacwada garabyada UCID ee Faysal Cali...

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Cabdillaahi Galaal W/Q Sultan Abdikariim Farah DULMI...

Waxaan halkaan Hambalyo uga dirayaa Anigoo ku hadlaya afka hogaanka dhaqanka somaliyeed Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Cabdilaahi Galaal Oo maalintii shalay ahayd lagu caleemo sarey...

Madaxwayne Degmooyinka cusub ee aad magacawday waxa ay khilaafsan yihiin (Xeer Lr.23/2002) – W/Q.Khadar...

Waxaa dhawaan Madaxwaynaha Somaliland uu digreeto Madaxwayne kusoo saaray degmooyin cusub,kuwaasi oo qaar ka mida la odhan karo waxa ay baal-marsanyihiin hanaanka iyo horu'socodka...

Musharaxa Doorashada Madaxweynaha Xisbiga Shacabka Geeska Afrika Oo Ugu Baaqay Beesha Caalamka Inay Dhacdo...

Musharaxa Doorashada Madaxweynaha Xis. Shacabka Geeska Afrika Oo Ugu Baaqay Beesha Caalamka Inay Dhacdo Doorasho Xaq Ah Oo Xor Ah Anigoo ku hadlaya Afka Xisbiga...

Gabadh Jacayl Dhab Ah U Qaaday Mid Ka Mida Hor-jogayasha Al-shabaab.W/Q-Khadar Aar

Qisadani waxa ay dhacday xiliyadii Xarakada Al Shabaab ay haysteen gobolada Jubooyinka gaar ahaan ee Kismaayo iyo nawaaxigeeda ,waana sheeko guur oo dhex martay...

Libaaxii Cidlada Laguhelay & Duulkii Karaamada Beelay, W/Q Mohamed Sh Musa

Hor-u-dhac Waa Libaax in badan la baadigoobaayey laguna dabajoogey si loo ugaarto, aakhiritaankiina cidla laguhelay balse nasiibwanaag la dhaawacay oo kaliya, halka sidii danta ahayd...

Doodii iyo hadal hayntii Kuul-Carre ma Habar-Yonisbaa oo dib uga soo cusboonatay Qaarada Yurub...

Kuul Carre ma H/yoonisbaa mise maha ,runtii waa su’aal culayskeeda leh ay adag tahayna in si degdega jawaab sax ah looga bixiyo , sababta...

Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeeya BBC-da Iyo Mirqaanka Qaadka.W/Q Qareen/ Khadar Aar

Xiliyada ay dagaladu amma qaraxyadu ay dhacaan dhulka Somalida meel ka mida, inta badan dadku waxa ay la kulmaan qas iyo qalaase aad u...

Gabooyihii wax takooray .W/Q Qareen/Khadar Aar

Inta badan Somalidu waxa ay dhaqan ka yeelatay caado xun oo ay ka mid tahay in takoor iyo faquuq lagu sameeyo dad kasoo jeeda...