25.6 C
Marka
Sunday, June 25, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Faallo iyo falan’qayn Prof Axmed Ismaciil Samatar oo ku biiray Xisbiga Kulmiye – WQ:...

Prof Axmed Ismaciil Samatar waa nin ku dhashay Somaliland gaar ahaan Gobolka Gabiilay ,waa nin ku faana kuna farax san wakhtigan xadirka ka qayb...

Ilahay Ayaa Iga Bad’baadiyay ,Marbay Midgaankaa U Dhali Gaadhay, Anigana Ii Dhali Gaadhay .W.Q...

Dunidan Ilahay korkeeda inagu abuuray Bilaw ilaa dhamaad, waxa la wada ogsoon yahay isla markana aanu marnaba muran ka jirin in ay dadku kasoo...

Aabo In aad Adigu Dhimato Ayay Ahayd, Inta oo Odaygaasi dhimanaayo.W.Q Qareen/Khadar Aar

Waa qisso aad u xanuun badan ,sida aynu la wada socono Macalinku waa toosiyaha iyo tilmamaha ardayda,Macalinku waa qofka labaad marka laga yimaado waalinka...

Sheekadii Afar dumara Guurso Afar Magaalo ku kala qari – W.Q: Qareen/Khadar Aar

Sheekadani waxa ay ka dhacday dhulka Somalida meel ka mid ah, balse inaga oo ixtiramayna Dadka ay sheekadu khusayso ayaa waxa aynu wax ka...

BAAQ NABADEED oo ku aadan Colaadda koonfurta Gobolka SOOL deegaanka DHARKAYN GEEYE – W/Q...

Waxaan aad iyo aad uga murugaysanahay colaada dhexmartey labada raas ee walaalaha ah ee sababtay dhimashada iyo dhaawaca walaalo aynu aad u jeclayn gaar...

A call for ‘’ an intensive close observer’’ on Somalia’s women political participation –...

In 2012, the Somali National Constituent Assembly and other key stakeholders have agreed, under intense pressure from the international community, to allocate 30 percent...

Riyo Ayaan Gabadh Ku Guursaday Hadana Riyo Ayaan ku Furay.W.q.Qareen/Khadar Aar

Sida rutaa xiliga Dhalinyaranimadu waa xilli aad u qaali ah ,isla markana qofka dhalinyarada ah waxaa ku jira tamar iyo firfircooni dheerada taasi oo...

Jacaylka wakhtigan iyo jacaylkii hore keeba qiimo badnaa…W.Q: Q/Khadar Aar

Dunidan aynu ku nool nahay waxa ay soomartay marxaladu aad u kala gadisan , midkastana waxa uu watay wayahiisa, arinkasta oo dhacana waxaa jirtay...

Maxaad Ka ogtahay Dhaqaalaha Uu Shabeelada Hoose Maalin Walba Ka Qaato Ibraahim Najax Iyo...

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada hoose Ibraahim Najax oo markii loo magacaabayey xilkan ku iibsaday lacag gaareysa ilaa $50.000, ayaa dhaqaalihiisa inta badan kasoo xareeyey ilo...

Shacbigu ma waxa ay donayan in ay Nidaamka badalaan ,misse waxay doonayaan in ay...

Wakhti aad u badan ayaa waxa shacbiga kaga lumay dooroasho ku qotonta Hebello la isku badalo ,taasina waxa ay keentay in Magacya uun ay...

War Farxad Leh Shacbiga Reer Somaliland-noow Rag Waakii Kala Warqaatee …..W/Q Sultan Abdikariim Farah...

War farxad leh shacbiga reer somalilandnoow rag waakii kala warqaatee waftigii uu hogaaminayey gudoomiyaha baarlamaanka  JSL ahna gudoomiyaha xusbiga mucaaradka ah ee wadani  Cabdiraxmaan...

Geed Qodax’leh iyo Gudin iyo Hangool waa waxaa Dhulkeena u gaar ahee laynagu gartaa...

Tariikhdu waa dhaxalka iyo dhigaalka dhabta ah ee bulsho leedahay,waa shay ay ka tageen Guurti iyo waxgarad ay umadi leedahay ,Tariikhdu waa shay meel...

Waa Qaybtii u danbaysay, Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar

Akhris'tayaasha sharafta'leh dhamaantiin aad ayaan idiin Salamayaa aniga oo idin leh SCWW ,intiinii sheekada qaybtii Tobnaad la socotay waxa ay inoo maraysay iyada dhibanahii...

Ibraahim Cali Xaaji Oo Xildhibaanada Iyo Wasiirka Jubbaland Ee Beesha Biimaal Ka Dhigtay Waxa...

Ma rabo qoraalkay in aan kusoo qaato sheekada muranka loo yeelay ee ku saabsan Saldanada Beesha Biimaal, laakiin waxa rabaa sax miyaa “waxaan keenay...

HOGAAMIYAHA KOONFUR-GALBEED AQALKA-SARE MUXUU KU BADASHAY……..??

Maalmaha soo socda waxaa la ansixinayaa Qaabkii Doorasho,& Golayaasha( Kan Shacabka & midka Aqalka sare,waxaan ognahay in Heshiiskii Madashii wadatashiga ugu danbeeysay in lagu...

Waa Qaybtii 10-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar

Akhris'tayaal dhamaantiin aad ayaan idiin Salamayaa waxanan idin leeyahay SCWW ,intiinii sheekada qaybtii Sagalaad la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo Ninkii dhalinyarada...

Cuqubada Halkii Lagu Galay Cawo Ku Hurudaaye Caruurtaay Ka Laysaa Ninkii Caano Baas Dhamaye...

Cuqubada Halkii Lagu Galay Cawo Ku Hurudaaye Caruurtaay Ka Laysaa Ninkii Caano Baas Dhamaye (Abwaan Cabdi Gahayr) - W/Q Sultan Abdikariim Farah DULMI DIID.................................... Qofka sodon...

Dhuxusha Shidis’teeda haddii la joojiyo maxay dadku wax ku karsanayaan – WQ: Qareen/Khadar Aar

Waxa aynu in badan ka maqalnaa Warbahinta kala duwan, iyada oo laga hadlaayo in la joojiyo Jarista iyo xaalufinta Dhirta ,isla markana Dhirta laga...

18 MAY Maalintii Qaranimada SOMALILAND oo Kaliya Maaha …W/Q Sultan Abdikariim Farah (DULMI DIID)

18 may maalintii qaranimada SOMALILAND oo Kaliya maaha laakiin sidoo kale waa maalintii badbaadada dhiiga shacbiga reer SOMALILAND iyo ibo furkii mustaqbalka shacbiga reer...

QALINKII CABDIBOQOR IYO QORMADIISII MAREEYKANKA (QB: 1-AAD)

"Qof aan dhul marin, dhaayo maleh!" HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Fadlan lasoco meelaha ka...

Dagaalka Daba Dheeraaday Ma’danaa Ku Jirta Mise Waa Dadaal Xumo (Faalo)

Ujeedaka Faaladaan ma ahan hana iga sugin Wixii ka dhacay Soomaaliya laga soo bilaabo 1991 xiligii uu bur buray kala danbeyntii Soomaaliya markii ay...

Ibraahim Cabdulaahi Cadow Oo Heshiis Hoosaad Lagu Dhameenayo Muranka Saldanada Beesha Biimaal La Galay...

Sida ay tilmaameyso warbixin laga helay dalka dibadiisa, qurba joogta Beesha Biimaal ayaa wada dadaal ay isugu soo dhaweenayaan Suldaan Axmed Suldaan Maxamed Cali (Bolol)...

Waa Qaybtii 9-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY – W.Q: Qareen/Khadar Aar

Akhris'tayaal dhamaantiin aad ayaan idiin Salamayaa waxanan idin leeyahay SCWW ,intiinii sheekada qaybtii Sideedad la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo Ninkii dhalinyarada...

Gobolka shabeelada hoose miyaanu Aduunyada Ku Ool? Maxaa loo arki la,ayahay? W/Q Sultan...

Gobolka shabeelada hoose waxuu kaalinta koobaad kaga jiraa Gobolada ay dhibaatooyinka ugu waa wayni ka dhaceen waxaan Shan iyo labaatankii sanee ugu danbeeyey ka...

Barnaamijkii Somaliland hadaan madaxwayne ka noqon lahaa iyo Qaybtii 3-aad W/Q Sultan Abdikariim Farah...

Arimaha aynu Xooga Saari lahayn.................................. (1)-Barnaamijka carbiska qaranka waxuu noqon lahaa barnaamij Loola dan leeyahay inla tayeeyo ciidamada kala duwan ee dalka iyo difaaca qaranka...

Fariin iyo Talo ku Socota jilayaasha Sooraan iyo Jawaan W.q.Q/Khadar Aar

Sooraan iyo Jawaan waa laba nin oo inta badan Majajileeya amma sameeya Waxyabaha ay dadku ku qoslaan ,balse hadana Hal-abuurnimadoodu waxa ay u badan...

Waa Qaybtii 8-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY – W.Q: Qareen/Khadar Aar

Akhris'tayaal dhamaantiin aad ayaan idiin Salamayaa waxanan idin leeyahay SCWW ,intiinii sheekada qaybtii Todobaad la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo Wiilkii dhalinyarada...

Qaybtii 6-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar

Akhristayaal intiinii sheekada qaybteedii hore la socotay waxa ay inoo maraysa iyada oo Ninkii dhalinyarada ahaa uu kasoo badbaaday Dhibatoyinkii badnaa ee soo qabsatay...

Qaybtii 5-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar

Intinii sheekada Qaybteedii hore la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo wiilkii dhalinyarada ahaa iyo dhamaan Akhayartii ay Tahriibka isku barteen ay ku...

Qaybtii 1-Aad Hadaan Somaaliya Madaxwayne ka noqon lahaa arimaha ugu horeeya ee aan Xooga...

Qaybtii 1-Aad Hadaan Somaaliya Madaxwayne ka noqon lahaa arimaha ugu horeeya ee aan Xooga Saari Lahaa W/Q Sultan Abdikariim Farah DULMI DIID.............................. (1)"waxaan Umadda Soomaaliyeed u...

Waa Qaybihii 7aad Ee Sheekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aa

Akhristayaal intiinii sheekada qaybteedii hore la socotay waxa ay inoo maraysa iyada oo Ninkii dhalinyarada ahaa uu kasoo badbaaday Dhibatoyinkii badnaa ee soo qabsatay...

Garyaqaankii guud ee SOMALILAND oo loo magacaabay Gudoomiyaha maxkamada sare ee SOMALIYA Sidee labadaa...

Sidaan arkayeyba dad  badan oo kala duwan ayaa arintaa saas ka qaaday.................................... Bal hadaba aan idinla wadaago dhowr Arimood Oo laga yaabo in aydaan xusuusneyn.......................... (1)''qodob...

Somaliland Hadaan Madaxwayne Ka Noqon Lahaa iyo Sideed Arimood Oo ka Mid Ah Arimahaan...

1::::Daryeelka Deegaanka iyo Ladagaalanka Xaalufka dhulka waxaanu u abuuri lahayn Ciidan gaar ah oo ilaaliya xaalufinta dhulka oo waxaanu beeri lahayn   kumanyaal geed dalka...

Waa Qaybtii 4-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar

Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka...

The Prime Minister tables Electoral Process to the Federal Parliament

The Prime Minister tables Electoral Process to the Federal Parliament. Mogadishu, April 30, 2016-----The Prime Minister of the Federal Government of Somalia H.E. Omar Abdirashid...

1000 Ruux Oo BIYAMAAL Ah Oo La Dilay 2 Maalin Gudahood – WQ: Prof...

Inkasta oo dad badani aaminsanyihiin in gobalka Sh/hoose uu weligii ahaa gobal nabadeed , haddana 100 kii sanno ee ugu dambeeysay wuxuu ahaa goob...

Saw Wade xumoo, Gaadhi Xun wadaa ,Wadadii xumayd ,kuma noqon Wadkii .W.q Qareen /Khadar...

Waxa aynu nahay Dad Muslina waxa aynu wada ogsoonahay in Qofkastaba uu ku dhimanayo Halkii Alleh ugu talagalay ,iyada oo sabab looga dhigaayo Mushkiladaha...

Qaybtii 3-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar

Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka...

Qaybtii 2-aad SHEEKADII TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN SOO MARAY W.Q, Qareen/Khadar Aar

Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka mid kamida,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu soo...

Ma Ogtahay In Madaxwaynayaashii Somaliya Soo Marey Mid Ma Mid Ahi Uu Haybta Uu...

Ma Ogtahay in madaxwaynayaashii SOMALIYA soo marey mid ka mid ahi uu haybta uu kasoo jeedo Si gooniya u takooray isagoo saaray cadaadis balaadhan...