25.6 C
Marka
Sunday, June 25, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Fariin Ku Socoto Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Marka Mudane Xasan Cumareey

Halkan waxaan ku soo gudbinayaa fariin aad u diraayo gudoomiyaha  cusub ee degmada Mara loo soo magacaabay. Fariinta aan u diraayo Gudoomyiha cusub ee...

Maamulka K/galbeed oo lala rabo in la fashilyo iyo dilalka xadgudubyada ah ee kasocda...

Xasuuq ba'an oo kasocda Marka ayna gaysanayaan dad Soomaali ah oo isticmaalaya Ciidamada Amisom si dagaal uga dhex dhaco dadka deegaanka sh/hoose iyo amisom...

Federaalkii Oo Khatar Duminaysa Ku Noqday Puntland Iyo Xasan Sheekh Oo Baarlamaanka Soomaaliya Baabiintiisa...

Waxaa Nairobi isugu tagay dhamaan siyaasiyiintii urur qabiileedka SAHAL oo dagaalweyn ugu jira siday ufashilin lahaayeen Xasan sheekh Qorshihiisa cusub ee uu Galmudug ku...

MADAXWEYNAHA MAA LOO SHEEGO?

Maanta iyo maalmo hore oo ay ciid aheyd sidaan oo kale, Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalya wuxuu ka jejebiyay dadkii jeclaa in ay kusoo tukadaan...

Talo ku Socota Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Marka.

Assalamu  Calaykum Mudane gudoomiye, Waxaan marka hore kuugu hambalyeynayaa mudane gudoomiye jagada cusub ee laguu magacaabay, waxaana ku xusuusinayaa in aysan ahayn jago sharafeed, ee...

Daawo Sida ay mooryaanta Habargidir u boobaan mooska Beeraha Jannaale iyo ciidamada Deegaanka oo...

Beeraha Jannaale oo badankooda ay xoog ku heystaan ganacsato aan u dhalan degmada iyo jannaale iyo guud ahaan gobolka shabeellada hoose ayaa maalin kasta...

Wadaxaajoodka barnaamijkii Nukliyeerka ee Iiraan oo laga gaaray Heshiis Taariikhi ah.

Shantada Dal ee leh awooda fiitow-ga oo lagu daray jarmalka ayaa heshiis la gaaray dowladda Iiraan, kaasoo ah mid lagu joojinaayo bacriminta  barnaamijka yuuraaniyamka Iiraan, kadib wada hadalo...

Odayaasha ismagacaay ee Muqdisho iyo Wasiirada Deegaanka oo Sharci u raadinaya Kaaba Mooryaanta...

Iyadoo laga amba qaadayo Shir qarsoodi ahaa oo ka dhacay Degmada Marka berigii ay ku sugnaayeen Wasiirada Koonfur galbeed kaas oo ay wada qaateen...

Waa Sidee Xaalka madaxweyne Shariif xasan Ma Fayow Yahey Mise Hada Lagu Soo Jiraa...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa mudooyinkii danbe ku mashquulsanaa Maamul u sameynta Degmooyinka Gobolka Shabeelaha Hoose oo aan jirin illaa...

Kulan looga Tashanayo aayaha Deegaanka oo dhawaan lagau qaban doono Degmada Nambar 50 ee...

Kolanka oo qaban qaabadiisa ay hada ka socdaan inta badan Deegaanada Gobolka Shabeelda hoose iyo qaybo ka mid ah Jubbooyinka ayaa lagu wadaa in...

Mashruucii Wardheer Bilowgii Shirqoolka iyo dhameystirkii Afgooye (Warbixin).

Hal Sano ka hor Maanta oo kale iyadoo hal bil laga joogo markii laga qaxay inta badan deegaanka ayna gacanta ku dhigeen Mooryaan ayaa...

SHARIIFOW XASANOW KUWII KAA HOREEYAY WAXAY KA XISHOODEEN AYAAD ADIGU KA XISHOON WEYSAY (Xigasho).

Anagoo ah Siyaasiyiinta,Aqoon yahanada,Culuma’udiinka,Ganacsatada iyo Haweenka ka soo jeeda deegaanada koonfur galbeed gaar ahaan G/SH/Hoose waxaan halkaan ku cadeeneynaa gardarada qaawan ee maamulka shariif...

Xaalada Deegaanka Tooratooror tan iyo Markii lagala Wareegay Dagaalamayaasha Shabaab (Sawiro).

Deegaanka Tooratoorow oo qiyaastii 45 Km dhanka Waqooyi kaga began Degmada Awdheegle ee Gbolka Shabbelada hoose ayaa waxa laga dareemaya inay dib usoo laabteen...