25.3 C
Marka
Thursday, July 20, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Daawo Heesta Maanta “Waraabow” Codkii Gooxa Ku Larnaa Boqorka Raabka Ilkacas Qeys

Heesta aan maanta usoo xulnay aqristiyaasha kumanaanka gaaraya ee ku xiran Shabakada Markacadey.com ayaa ah heesta uu ku luqeeyo Fanaanka boqorka Raamka ee Ilka...

Aqri Erayada Dhaliyey “Heesta Jaceyl Dhiig Malgu Qorey” Ee Loo Soo Direy Fanaanada AUN...

Abwaan Hadraawi iyo koox fanaaniin ah oo jooga guriga Xaliimo Khaliif Magool AUN ayaa waraaq loo keenay Xaliimo, ka dib way la kacday, waxa ay la...

Sugaannta Maanta “Aan Asxaabta Raacnee Sooma Ramadaanka” Codkii Dahabiga Ahaa Fanaanadii Weyneyd Hiba Nuura

Suugaanta Maanta Codkii Hiba Maxamed Hudoon (Hiba Nuur) "Waa Bishaan sugeynee Ilaahey Na siiyee aynu saacdeynee Sooma ramaadaanka", "Sakaraatul Mowdkiiyo su'aashee nakii iyo aan...

Daawo Wiilka Ay Dhashay Hodon C/hi Walanwal Oo Sharaxa Qaar Ka Mid Ah Ereyada...

Rashiid Maxamed Shabelle oo ah Wiil ay dhashay Hodon Cabdilaahi Walanwal ayaa sharaxaya qaar ka mid ah Ereyada ku jira Gabayadii loo tiryey Hooyadii Hodon ee...

Heesta Maalmaha Xuriyadda,Boqorka Codka Maxamed Suleebaan Tubeen Iyo Heesta…

Caawa ayey ku beegantahay 1-da Luuliyo, waxaana ay ku asteysan markii Dalka Soomaaliya uu xuriyadda ka qaatay Gumeystihii Talyaaniga ee heystay koonfurta, afar maalmood ka...

Taariikhda Heesta “Maxaa Luray Naftaada”, Waxa Sharaxaya Abwaan Axmed Saleebaan Bide (Video)

Heestan soo socota waxa qaadaya Fanaanda weyn Hiba Maxamed Hudoon (Hiba Nuura), waxa sameeyey Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka mid ah abwaanada taariikhda...

Dhageyso: Heesta “Doqonow Jacayloow” Ma Hees Jaceyl Mise Waa Hees Siyaasadeed?

Heestan la magac baxday "Doqonow Jacayloow " oo laxankeeda uu leeyahay AUN Maxamed Mooge Liibaan ayaa  waxaa alifay Abwaan Cali Saleebaan Bidde Alle ha u...

Dhageyso Madaafiic Xalay Lagu Weeraray Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Baydhaba

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa kusoo waramaya in xalay qeybo ka mid ah lagu weeraray Madaafiic. Madaafiicda oo laga soo...

Heesta Maanta Codkii Ayaan Halgan “Mar Un Baan Milkiyaha Majaraha U Qabanaa, Malabkii Xoriyadiyo...

Fanaanada Codka dahabiga leh ee ku caan baxday heesaha Guubabada ee wadniga ah Ayaan Halgan ayaa mar kale fagaaraha la timid hees soo jiidatay...

Cabdilaahi Suldaan Timacadde oo Somaliland u doodaaya waligaa ma aragtay? W/Q: Khadar Ibrahim Aar

Dadka Somalida ahi inta badan marka ay ka hadlayaan Gabayadii iyo halku dhigyadii Murtida ahaa ee IHN Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacadde,waxa ay soo qataan...

Dhageyso Abwaan Caan Ah Oo Magaalada Hargeysa Ka Furay Isbitaal La Jiifinayo Dadka Uu...

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil(Weedh-same) oo ah Abwaan curiyo Suugaanta ayaa magaalada Hargeysa ka furay Isbitaal lagu daweeyo Caashaqa ama Jaceylka. Wariyaha Laanta Af-Soomaaliga ee VOA...

Shirka Dib U Heshiisiinta Ee Uu Ku Baaqay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif...

Waxaynu ognahay in dalka somaaliya ay ka jiraan colaado iyo khilaafyo baahsan wakhti aad u dheer. Waxaynu ognahay in dhamaan maamul goboleedyadii intii Dowladan hada...

Daawo Heesta Maanta Aan Ciyaareyno Fanaaniinta Maxamed Jaamac Joof Iyo Maryan Mursal Ciise “Beri...

Heesta soo socota ee maanta ayaa ciyaareyno akhristayaasha Markacadey, waxay tahay hees ay ku luqeenayaan labada Fanaan ee aan kala dhicin ee Maxamed Jaamaca...

Fanaanada Laga Daba Dhacaya Ee Deeq Bilan Oo Dib Usoo Cusbooneysiisay Mid Ka Mid...

Fanaanada waayadan dambe laga daba dhacay ee Deeqa Bialn ayaa soo soo cusbooneysiisay hees ay horey u qaaday allah u naxriistee fanaanadii weyneyd ee...

Wariye Si Weyn Barnaamjiyadeeda Looga Daawan Jirey Tv-ga HC Ayaa Ku Dhawaaqday In Ay...

Wariye Nimco Samriye oo ka mid aheyd Wariyeyaasha ka howlgala xarunta dhexe ee Tv-ga HCTV ayaa qo raal ay soo dhigtay barteeda ay ku leedahay...

Geed Qodax’leh iyo Gudin iyo Hangool waa waxaa Dhulkeena u gaar ahee laynagu gartaa...

Tariikhdu waa dhaxalka iyo dhigaalka dhabta ah ee bulsho leedahay,waa shay ay ka tageen Guurti iyo waxgarad ay umadi leedahay ,Tariikhdu waa shay meel...

Allaylehe, Waa Lakala Soocmay – W/Q: Maxammuud Cali Geeldoon

Saddex iyo afar iyo shan toonna maaha. Degaan iyo 4.5-na, waa ii dameer iyo labadii daan oo aniga shaqadayda maaha. Labaase loo kala baxay....

Maanso Cusub Oo La Magac Baxday “Hormuud dhallinyaro”Waxa Tiriyay Abwaan,Yuusuf Roobleh Xirsi (Sandoon)

Sidaynu la wada soconno dhalinyaradu waa laf-dhabarka umad kastaa ay leedahay , waana kaydka dhabta ah ee ay haysato kuna faanto ,waana mid u...

Heesta Maanta Dhaanto : C/fataax Jarmal “Ishu Milicsatay Mahad Iyo Dartaa Maxaan Halis U...

Heeta Maanta Dhaantadii : C/fataax Jarmal "Ishu Milicsatay Mahad Dartaa Maxaan Halis U Maray Maan Qabjiyaay, markaan mari badweyn mowjaduhu hardami muuqaa aragtideed midaan...

Daawo Gabar Hees Raab Ah Isaga Bareejaysay Fanaanka Boqorka Raabka Ilkacase Qays

Gabar dhalinyara ah oo labaxday Ilkacasta Qarsoon ayaa si aan caadi ahayn u qaaday mid kamida Heesaha Raabka ah ee uu qaado Fanaanka Ilkacase...

Heestii Cagta Saar Wadada Iyo Fanaaniinta Cumar Rooraaye Iyo Qamar C/hi Harawo

Heesta maanta aan usoo xulnay Akhristayaasha Markacadey.com ayaa waxa ku luqeenaya Fanaaniinta kala ah Cumar Rooraaye iyo Qamar C/hi Harawo, waana heesta "Cagta Saar...

Fanaanada Deeq Afro Oo Soo Saartay Hees Lagula Hadlayo Soomaalida Mareekanka (Video)

Fanaanada deeq Afro ayaa soo bandhigtay hees lagu dejinayo Soomaalida Mareekanka oo cabsi xoogan ka qaba in uu wadanka ka ceyriyo Madaxweynaha dhawaan la...

Suugaanta Maanta “Waddac-Wadac Yaa Ramaadan” Abwaan Xasan Sheekh Muumin Iyo Hobalada Waaberi

Suugaanta maanata aan u ciyaareyno akhritayaasha sharafta leh ee ku xiran shakadda Caalamiga ah ee Markacadey ayaa ah, heesta "Waddac-Wadac Yaa Ramaadan" oo si...