29.5 C
Marka
Friday, November 24, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Daawo Video:Telefishin Laga Leeyahay Dalka Sweden Oo Ka Wareystay Aqoonyahan Ahmed Xasan Iyo Jamaal...

Tv laga leeyahay dalka Holland ayaa ka wereystay Jamal Nur Iyo Ahmed Xasan Xaaladda Cisbitaalka Markacadey. http://youtu.be/KgmXFphfGRk

Dhegeyso: Gaariga Qarxay Waxa Uu U Jirsaday Gaariga Madaxweyne Shariif In Ka Yar…

Afhayeenka maamulka Gobolka Sh.Hoose Maxamed Xuseen Shiino ayaa ka hadlay  sida loo fuliyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday madaxweynaha K.Galbeed Shariif Xasan Sh.Aadan. Ahayeenka...

Dab Xoog Leh Oo Goor Dhow Ka Kacay Suuqbacaad

Dab xoog leh ayaa goor dhow ka kacay guri ku yaala xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid. Dabkan ayaa ka bilowday korontada goob ganacsi ah...

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Maxaabiis Iyo Aqoonsiga Ninkii Isku Qarxiyey Saldhiggii AMISOM Ee...

Alkataaib oo ka tirsan garabka warbaahinta Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay muuqaal uu ka soo muuqanaayo ninkii fuliyey weerarkii Xarakada Alshabaab ku qaaday saldhiggii...

Sarkaal Sare Oo Lagu Dilay Dagaal Al-shabaab Ku Dhexmaray Saakow

Sarkaal sare oo hogaaminayay koox ka goosatay Alshabaab kuna biirtay Daacish ayaa lagu dialay dagaal iyaga iyo Alshabaab ku dhex maray tuulo u dhow...

Maxaa iska-bedelay Gudoomiye Xasan Cumar Tan Iyo Markii Uu Gobolka Ku Soo Laabtay?

Gudoomiyaha degmada Marka Xasan Cumar Macalin ayaa mudo laga joogo todobaadyo ka soo baqoolay magaalada Marka isagoo siminaar u aaday magaalada Baydhaba, kadibna waxa...

Markacadey Oo Heshay Xog Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sh.Hoose(Waxa...

Gudoomiyaha Cusub ee hobolka Sh.Hoose Ibrahim Aadan Cali ayaa reer ahaan ka soo jeeda beesha Garre laakiin waa shakhsi ku dhashay kuna soo bar...

Gudoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Gobolka Shabeelaha Hoose (Baro Magaciisa)

Munaasab maanta lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Sh.hoose ayaa waxaa gudoomiye cusub loogu sameeyey gobolka Shabeelaha Hoose. Gudoomiyaha cusub ee la magacaabay ayaa magaciisa...

Madaxweynaha K/Galbeed Oo Ku Howlan Inuu Gudoomiye Cusub U Magacaabo Gobolka Sh.hoose

Waxaa saakey degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose soo gaaray madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan. Socdaalka Shariif Xasan oo aan horey loo sii shaacinin ayaa warar...

VIDEO: Xisbiga Shacabka Geeska Africa Oo Soo Qaban Qaabiyey Kulan Loogu Baroordiiqayey AUN General...

Kulan Baroordiiq ah ayaa waxaa magaalada London loogu sameeyey Abaanduuliyihii ciidanka Soomaaliya Cabdikariim Yuusuf (Dhegabadan). https://www.youtube.com/watch?v=qQW1ooICtjQ&sns=em

Daawo Dhacdo Xanuun Badan: Dhalinyaro Madow Ah Oo Dukaanka Shirkadda Apple ee Australia Looga...

Shaqaalaha mid ka mid ah dukaanadda shirkadda Kumputarada iyo Telefoonada ee Apple ayaa ka soo ceyriyay lix dhilinyaro oo Afrikaan ah dukaankaas. Shaqaalaha dukaanka Apple...

Amisom iyo Gudoomiye Yariisow Oo Iska Kaashanaya Dib U Furididda Wadada Soo Gasha…

Ka dib roobab lixaad leh oo si isdaba jooga ah uga da'ya Shabeelada hoose ayaa hakad geliyey isa socodka gaadiidka qar ka mid ah...

Reer Marka Waxay Diidan Yihiin MAHAD DIIRIYE Oo Reer Xarardheere Ah Inuu Noqdo Xoghayaha...

Magaalada Marka oo ah degmada kaliya ee dadkeeda ay si weyn uga dagaalameen in loo dulleeyo mooryaanta Habargidir ee sanadihii burburka xoog ku haystay...

Qormo: Maxaad Ka Taqaanaa 3 Nin Oo Dadka Reer Marka U Diidan Nabad Iyo...

Gobolka Shabeelaha Hoose wuxuu soo maray marxalad adag, waxaa mar la xasuusto in dhammaan gobolkan degmooyinkiisa ay gacanta ku haayeen mooryaantii ka soo foofay...

Jaaliyada Sacuudiga Oo Soo Dhaweyn iyo U Bogaadin u Diray Maamulka Marka

Jaaliyada Boqortooyada Sacuudiga ee Beesha Biimaal oo qeyb weyn ka qaadata hormarka Deegaanada beesha ayaa si diiran usoo dhaweeyey safarka Maamulka Marka uu ku...

Nabadoono iyo Waxgarad Maanta Gaaray Muuri Oo Horey ay ugu sugnaayeen Maamulka Marka

  Odayaasha Nabadoonada ah ee maanta gaaray Muuri ayaa dhawaanahan ku sugnaa Magaalada Muqdisho, waxaana ay safarkooda lagu sheegay sidii ay uga qeyb gali lahaayeen...

Falastiin Hubeysan Oo Weerar Ku Qaaday Goob Basaska Laga Raaco,Dil Iyo Dhaawacna U geystay...

Nin hubeesan oo Falastiini ah ayaa weerar waxa uu ku qaaday goob basaska laga raaco oo kutaala Magaalada Beer Sheva, waxa uuna weerarkaasi ku...

Dhageyso Warbixin Xiisa Badan Oo Looga Hadley Khilaafka Khaliijka Iyo Saameynta Soomaaliya

Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka  ee Idaacada VOA waxaana Lagu eegayaa xiisadda ka aloolsan gacanka carbeed ee ka dhex oogan dalka...

Maxaad Ka Ogtahay Kulan Dhexmaray Ibraahin Cali Xaaji iyo Nabadoonada Marka, iyo Waxa ay...

Shir ay yeesheen Shanta Nabadoon ee Marka, Ibraahin Cali Xaaji iyo Nabadoon Awyare islamarkaana lagu qeybsanaayey tirada Xildhibaan ee Maamulka Koonfur kaga soo aaday...

Madaxweyne Xasan Culusow “Mooshin Iyo Isqabqabsi Uma Haysano Waqti Nagu Filan…”

Madaxweynaha Somalia Xassan Culusow ayaa dhibsday mooshinka xil ka qaadista ee ay ka keeneen qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka. Shir Jaraa’id oo uu shaley galab ku qabtay...

Dhageyso Warbixin Gaar Ah Oo Aan Idin Kaga Diyaarinay Xaalada Duullaanka Garbaha Badan Ee...

Warbixintan Soo Socotaa oo aad dhageysan doontaa mudoo 22 daqiiqo iyo 34 ilbiriqsi ah (00:22:34) ayaan ku eegeynaa boobka iyo xasuuqa ku socda Shacabka...

Daawo Tv-ga Halgan:Jaaliyada Boqortooyada Sacuudi Arabiya Ee Beesha Biimaal Oo Falanqeen Ku Sameeyey Siyaasada...

Tv-ga Halgan ee Jaaliyada Boqortooyada Sacuudi Arabiya ayaa falanqeyn waxa uu kusameeyey Siyaasada ay dhex muquuranayaan Wasiirada iyo odayaasha Biimaal u matala Maamulka Koonfur...

Madaxweynaha Dalkas Turkiga Oo Ka Hadlay Dhaqanka Reer Galbeedka Iyo Sirta Qaraxyada (Video)

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa markii ugu horeysay ku dhiiraday inuu sifeeyo waxa reer galbeedku ay howshoodu tahay. Recep Dayyip Erdogan, waxa uu...

Akhriso Khudbad Taariikhi Ah Oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Uu Kaga Tanaasulay Inuu Markale Isa...

Bismillaahi Raxmaani Raxiim,,, Hoggaanka, Guddida Fulinta, Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo marti sharafta kale ee ka soo qayb gashay madashan, Asalaamu Calaykum Wa...

Dadka Ku Barakacay Deegaanada Galbeedka Nambar 50 Oo Ay Soo Wajahday Xaalado Bina Aadanimo...

Deegaanada Fida-muuse iyo Fida-kuus waa dhul dhanka Galbeed kaga Beegaan Degmada Nambar 50, waxaana ay ka mid ahaayeen kuwa ugu badan ee ay ku...

Yaa Ku Faa’iday, Yaana Ku Khasaaray Isbedelka Ku Yimid Siyaasadda No 50?

Todobaadyo ayaa laga joogaa markii saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka Xukuumadda Muqdisho ay tageen degmada No 50,ayna kula kulmeen saraakiisha taliska ciidamada...

Sarkaal Ka Tirsanaa Shirkadda SKA Ee Garooka Aden Cadde Oo Muqdishu Lagu Dilay

Dabley ayaa maanta Degmada Dharkeenleey waxa ay ku dileen mas'uul ka tirsanaa shaqaalada Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Marxuumka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay C/laahi wuxuuna la...

Website-yo Uu Sameystay Nin Burcad Ah Oo Shirkado Ganacsi Iyo Shakhsiyaad Dowladda Ka Tirsan...

Wareegto ka soo baxday xafiiska Xeer Ilaaliyaha dowladdaayaa laga looga codsaday in shirkadaha Isgaarsiinta qaabilsan ee Muqdishu ay hawada ka saaraan 35 Website oo uu...

Mareykanka Oo Sheegay In Hadafkii Laga Lahaa Weerarkii Awdheegle Uusan Suurta Gelin

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar saqdii dhexe ee habeen hore lala beegsaday saldhig Alshabaab ku leeyihiin degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sarkaal ka...

Dhageyso Xildhibaan Afaraale “Beesha Ogaden Ma Degaan Gobolka Bakool, Sida Jubbaland U Boobeen Ayey...

Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah xildhibaanada kasoo jeeda koonfur galbeed gaar ahaan gobolka Bakool oo la hadlayey wariye u muuqday mid...

Daawo Sawiro Maleeshiyada Alshabaab Oo Dab Qabadsiiyey Xarumo Waxbarasho Iyo Guryo Dad Shacab Ah...

Maleeshiyada Alshabaab ayaa dhowrkii maalin ee la soo dhaafay gubay guryo dad Shacab ah leeyihiin oo ku yaallo gobolka Shabeelaha Hoose. Sidoo kale, maleeshiyada...

Dhageyso Faafaahinno Kala Duwan Oo Laga Helayo Qarax Maanta Ka Dhacay Magaalada Garbahaarey

Wararka ka imaanay magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa kusoo waramaya in maanta la qarxiyey goob Meherad oo ay ka adeegtaan dad Reer Miyi...

Dhegeyso Gudoomiye Yarisow “Waxaan ku dhawaqaynaa Maamul loogu magac daray koonfur Bari”.

Gudoomiyihii Xilka laga Xuyuubiyey ee Degmada Marka Maxamed Cusmaan Cali Yariisow oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku dhawaaqay in Maamul Cusub oo loogu magac...

Madaxweynaha Jubbaland Oo Lagu Wado In Maalmaha Soo Aadan U Ku Dhawaaqo Golaha Wasiirada...

Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda lagu dhawaaqo Golaha wasiirada Ee maaulka Jubbaland oo la sugayey lexdii bilood ee lasoo dhaafay. Madaxweynaha Maamulka Jubbalanda...

Iyagu Somali Ma Ahayn Miyaa? W/Q:Salman Khadar

Waa in ay Dadku Fekeraan oo is weydiiyaan, Sababta Dawlada Federaalka ugu Gurman waysay Dagaaladii Jowhar iyo Tuulooyinka hoos Yimaada ka Dhacay, ee Somalida...

Akhriso Maansada Dulaal-nimo Ee Abwaan Hadraawi Uu Ka Tiriyey Dulaaliinta Aayaha Ummadda Afduubto

Maansada soo socoto waxaa la tiriyey 1983-dii, waxaa curiyey Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi). Waxay ka hadleysaa dadka dulaaliinta ah ee magaca shacabkooda ku...

Mushaarka Madaxweynaha Dalka Iran Oo 6 Jibaar Ka Hooseeyo Muwaadhiniinta Iran Qaarkood – Imisaa...

Madaxweynaha dalka Iran Xasan Ruuxaani ayaa ka mid noqday madaxda aduunka kuwa ugu mushaarka hooseeyo marka loo fiiriyo mushaarka bil walbo uu qaato. Madaxweyne Xasan Ruuxaani...

Xildhibaanadii K/Galbeed Ee Ku Sugnaa Magaalada Marka Oo Markale Loo Diiday Inay Degaan Sarta...

Waxaa markale bahdilaad iyo wajigabax lagula kacay xildhibaanadii K/Galbeed iyo gudoomiye kuxigeenka gobolka Sh.hoose Xasan Shiino oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Marka...

Eng Feysal Cali Waraabe “Xamar Dagaalo Ayaa Ka Socda, Jin Iyo Shayaadiin Ayaa galay”...

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali waraabe oo Khudbad ka jeediyey magaalada Hargeisa,  ayaa ka hadlay Qabyaalada iyo dagaal Beeloodyo ka socda maamulka...