29.5 C
Marka
Thursday, November 23, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Qoraal Xiisa Badan Beesha Biimaal Wax Go’ Lagu Qaado Ka wayn

Ugu harayn ilahay baa mahad iska leh ciduu doonana ciseeya ciduu donana duleeya , mar labad waxan u mahad celinya shacabka beesha Biimaal dadaalka...

Madaxweyne Shariif Xasan Oo Tacsi U Tagay Magaalada Xudur

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool. Shariif oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Maamulkiisa ayaa halkaasi...

Kulan Prof Jawaari Looga Dalbanaayey Inuu Isu Soo Sharaxo Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Muqdisho...

Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen siyaasiyiin, Xildhibaano Wasiiro, dhalin yaro Ururada Bulshada iyo Ururada Haweenka ayaa lagu dalbaday inuu...

Mid Ka Mid Ah Wasiiradii Xukuumaddii Cumar Cabdirshiid Oo Ku Geeriyoodey Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho  Nuur Faarax Xirsi oo ahaa Wasiirkii Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumaddii hore ee Ra'iisal wsaare Cumar...

Dhegeyso Jamhuuriyadda Soomaaliland Oo Ka Hadashay Xariga Fanaaniinta Hargeysa

Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Soomaaliland Axmed Cadarre oo wareysi siiyey Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sababeeyey xariga lagula kacay qaar ka mid...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kulan La Qaatey Dhigiisa Dalka Jabuuti (Sawiro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, waana safarkii u dambeeyay ee socdaalka uu ku marayo dalalka deriska ah ee Ciidamada...

Dhageyso Dagaal Afka Ah Oo Dhex Marey Wariye U Shaqeeya Idaacadda Mooryaanta Kulmiye Iyo...

Warbaahinta u adeegta Mooryaanta Gobolada dhexe sida Idaacadda Kulmiya ayaa Wariye ka tirsan wuxuu xalay Wareysi la yeeshay Gudoomiyaha Degmada Raaxoole Ex Nambar 50...

Madaxda Khaatumo Oo Sheegay Inay Xaq U Leeyihiin Wadahadalka Ay La Furaan Soomaaliland (Video)

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle Warbaahinta kula Hadlay Madaxwaynaha maamulka khaatumo Prof: Cali Khaliif Galayr, Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar, iyo Madaxwayne ku...

Wasiirada Beesha Biimaal iyo Suldaankooda Maxaa Maanta Ka reebay Socdaalka Shariif Xasan “Saan lee...

Sida la wada ogyahay dhawaan waxa Baydahaba ka yimid Odayaasha fadhigoodu yahay Muqdisho kuwaas oo ku howlanaa qaybsiga tirada xilibaanada Baarlamaanka Koonfur galbeed. In ka...

Badbaadada Umada Soomaaliyeed Waxay Ku Jirtaa In Hogaanka Soomaaliya Ay Qabtaan Dad Aan Boob...

Umad walba waxaa soo mara xiliyo adag oo dhibweyn oo xaga siyaasada burburweyn kusameeya waxaana kadambeeya xili hogaamiyeyaal wanaagsan oo daacad ahi ay yimaadaan...

Ciidamada Maamulka Jubbalanad Oo Aad Ugu Soo Dhawaaday Magaalada Jamaame Ee Gobolka Jubada Hoose

Ciidamada difaaca ee Maamul Goboleedka Jubbaland oo shalay ka dhaqaaqay magaalada Kismaayo ayaa gaaray deegaano aad ugu dhow magaalada Jamaame. Deegaanka Sanguuni oo qiyaas ahaan...

Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Gaas Oo Kulamo La Qaaday Madaxda Dalka Itoobiya (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Gaas ayaa gaarey caasimadda dalka Ethiopia ee Addisababa, waxaa uu madaxweynaha kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dawladda...

Raiisul Wasaaraha Oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Oo Xalay Ku Dhintay...

Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhaba (Sawiro)

Madaxweynaha waqtigiisu sii dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamul...

Dhageyso Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo Sheegay In Uu Ka Badbaadey...

Gudoomiye ku xigeenak Laabd ee baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug Maxamed Aadan Macallin oo wareysi siiyey warbaahinta gudaha ayaa sheegay in uu ka badbaadey isku...

Maxkamada Sacuudiga Oo Ganaax Kusoo Rogtay Shirkada Dhismaha Bin Laadin Groub

Maxkamada Dalka Sacuudiga ayaa go’aan kasoo saartay shaqada Shirkada Dhismaha Bin laadib ka wado dhismaha barakeysan ee Xaramka. Xog laga helay baaritaan hordhac ah oo...

Deegaanka Goob-weyn Ee Gobolka Jubada Hoose Oo Kasoo Kabanaya Weerarada Alshabaab (Video)

Xaaladda deegaanka Goobweyn oo ku dhow Kismaayo ayaa la sheegay in ay ka soo kabsanayso dagaalo iyo weeraro ay soo qaadaan Maleeshiyada kooxda Alshabaab. https://youtu.be/PHhJScNDi5Q

Shir Ay Soo Qaban Qaabiyeen Xildhibaanada Beesha Biimaal Ee Doonaya Inay Kursiga Kusoo Laabtaan...

Shir horey ay codsadeen Wasiirada iyo Xildhibaanada Beesha ee xusul duubka ugu jira inay mar kale kusoo laabtaan kuraasta ay ku fahdiyaan ee dowlada...

Akhriso Wareegto Qasnajiyihii Dowladda Hoose Ee Xamar Oo Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa wareegto  xafiiskiisa ka soo baxday waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay Khasnajiga Guud...

Muuqaalkii Ugu Horeeyey Ee Magaalada Cadaado Looga Qaadey C.kariin Qalbidhagax Markii Gacanta Ay Ku...

C.kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo dhawaan la sheegey in loo gacan geliyey Dowladda Itoobiya ayaa waxa laga soo qabtey magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Oo Gaarey Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta gaarey magaalada Jabuuti, ee Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana uu ka soo kicitimay dalka Itoobiya...

Tacsi: BURCI MAXAMED XAMZA Oo Ka Mid Ahaa Dadkii Ku Dhintay Weerarkii Lagu...

PROFESSOR BURCI MAXAMED XAMZA  oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay weerarkii lagu qaaday hotel Nasa Hablood 1,bishan Juun you 25dii2016ka, waxaan ilaah uga...

Mooryaano ka amar qaadata Kaaba Mooryaan Cali Nuure Oo Maanta Suuqa Marka Ku jirdilay...

Mooryaan ka amar qaadata Kaaba Mooryaan Cali Nuure ayaa maanta bartamaha suuqa Magaalada Marka ku jirdilay Wiil dhalanyara ah oo ka mid ahaa ganacsatada...

Daawo Barnaamij Gaar ah Jaaliyadda Sacuudiga “Xasan Sheekhow Biimaal Ma Dhammaanayo, Mooryaan Goobaale Haduu...

Jaaliyadda Boqortooyada Sacuudiga ee Beesha Biimaal ayaa qabtay shir jaraa'id oo kaga hadlayaan arimo badan oo ka taagan Gobolka Shabeelada hoose ee Marka. Shirka jaraa'id...

Qisso Layaable: Wasiir Shaqqo Aanu Garanayn Doonaya In Loo Dhiibo – W/Q: Qareen Khadar...

Mahad dhamaanteed Eebbaa iska leh, nabadgelyo iyo naxariisna korkiisa ha ahaato Rasuulkeenii Suubanaa Muxamed Ibnu C/laahi Scw . Sida aynu ka wada warhayno baryahan danbe...

Shacabka Magaalada Muqdisho Oo Ka Dareen Celiyey Maleeshiyadii Laga Saaray Iyo Reer Shabeelada Hoose...

Magaala madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa laga saaray Maleeshiyadii ugu Badnaa ee daadsanaa wadooyinka, kuwaasi oo hada loo Wareejiyey saldhigyo ku yaalla Gobolka...

Dhageyso Waxgaradka Koonfurta Gaalkacyo Oo Sheegay In Maamulka Geelle Xaaf Ay Hurinayaan Coladda Gobolka...

Xaaladda magaalada Galkacyo iyo Bariga gobolka Mudug oo ay ka taagnaayeen xiisado u dhexeeya Puntland iyo Galmudug  ayaa Saaka   Wali waxaa laga Dareemin Saan...

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Meydadka Askartii AMISOM Ee Ay Ku Laaysay Weerarkii Jannaale

Toddobaad kaddib weerarkii lagu qaaday saldhiga AMISOM ee degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Xarakada Alshabaab waxay soo saartay sawirro muujinaya khasaaraha ay gaarsiiyeen AMISOM. Sawirrada...

Xildhibaanada Kooxdii Damu-Jadiid Oo Si Khiyaali Ah U Hadlay, Isuna Arka Inay Yihiin Wadaniyiinta...

Arinta ku saabsan Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) ayaa Noqotay Kiis ay dad dano kala duwan Xambaarsan ay kaga Faa’iidaystaan Ka hadalkiisa. Wasiirkii hore ee Arimaha...

Dhageyso Bayaan Kasoo Baxay Golaha Dhaqanka Iyo Siyaasada Beesha Biimaal Oo Uu Aqrinayo...

Golaha Midnimada iyo Siyaasadda Beesha Biimaal ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in qodobadii kasoo baxay shirkii Madasha ee Baydhaba ay yihiin kuwo...

Ciidamada Jubbaland Oo Weerar Gaadmo Ah Ku Dilay 7 Askari Oo Alshabaab Ah Xili...

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in 7 ka tirsan Al-Shabaab ku dileen weerar kedis ah oo ay ku qaadeen deegaanka Cabdalla Biroole oo 40-KM dhanka galbeed...

Sawiradii Ugu Horey Ee Laga Helay Weerarada Ismiidaaminta Ah Ee Ka Dhacay Magaalada Muqdisho...

Sawiradii ugu horeeyey ee laga helay Goobaha maanta ay ka dhaceen weerarada ismiidaaminta ee ku yaala agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee muqdisho ayaa muujinaya burbur...

Dhageyso R/wasaarihii Hore Ee Soomaaliya C/weli Sheekh Oo Sheegay In Ciidamada Amisom Ay Ku...

Ra'iisoouwasaarihii hore ee Soomaaliya Dr C/weli Sheekh Axmed Maxameed ayaa hadal uu u jeediyey taageerayaashiisa  ku sheegay in dalka Soomaaliya ay wax u qaban...

Maleeshiyada Kooxda Dhul boob oo bilaabay inay si dhuumaaleysi ah uga baxaan Marka.

Markii Dagaalada ay ka dhaceen Deegaanada Buufow Bacaad iyo Deegaanka Ceeljaale ee Duleedyada Maraka ayaa waxa isbedel la taaban karo uu ku yimid Mooryaanta...

Kusimaha Madaxweynaha K/galbeed Iyo QM Oo Ka Wadahadlay Isgarab Taagga Shacabka Gobolka Shabeelada Hoose...

Shir ka dhacay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxa looga wadahadlay xaaladda murugsan ee ka jirta Gobolka Shabeelada hoose. Ku simaha Madaxweynaha Koonfur...

Dab Xoogan Oo Qabsadey Goobo Ganacsi Oo Ku Yaalla Magaalada Cadaado (Sawiro)

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee xarun ku meel gaar u ah maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka kacay dab...

Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Kenya “Kala Qeybsanaanta Shabaab Waa Faa’ido Laga Gaaray Howlgalka Amisom”

Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Kenya Joseph Nkaissery oo warfidiyeenada kula hadlayey Magalaada Nairobi ayaa ka hadlay hadal haaynta maalmahan ay hayaan warbaahinta Kenya...

Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga UCID Oo Geeriyooday

Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Pro: Aadan Jaamac Hoori yaa maanta geeriyooday. Alah u naxriistee Gudoomiye ku xigeenka oo maalmahan...

Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Oo Looga Digay Faragelinta Uu Ku Haayo Odeyaasha Dhaqanka Beesha...

Waxaa maalmihii ugu dambeysay isa soo taraayey warar sheegaayo in madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu faragelin ku haayo odeyaasha dhaqanka beesha Biimaal. Gudoomiyaha...