27.3 C
Marka
Sunday, October 22, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Dhegeyso Ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Ku Baaqay In Lala Xisaabtamo Muungaab

Abukaate Mukhtaar Nuur Abuukar oo ah ku xigeenka Xeer ilaaliyaha qaranka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in loo baahanyahay in lala xisaabtamo Gudoomiyaha...

Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland Oo Iscasilay

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii gudoomiyenimo ee baarlamaanka  Maamulkaasi. Saciid Xasan Shire oo shir jaraa'id ku qabtay hoygiisa...

War Degdeg ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilal Cusub Magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey golaha wasiirada Somaliland,...

Madaxweynha Puntland Oo Maanta Gaaray Gaalkacyo

Madaxweynha Maamulka Puntaland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hugaaminayo oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaaa maanta lagu...

Taliyaha Ciidamada Xooga Oo Muqdisho Kula Kulamay Abaanduulaha Ciidamada Amisom

Taliyaha Ciidamada Dowlada Muqdisho oo dhawaan la wareegay xilka Gen. Maxamed Aadan Axmed (Buud) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamada amisom...

Dhegeyso Taliye Maxamed Sheekh “Ma Jiro Cid Dagaal Nooga Hor Imaankarta Qabashada Marka iyo...

Taliyaha Ciidamada Deegaanka Col.Maxamed Sheekh Xasan oo maanta la hadlay Markanews ayaa sheegay in uu markan heer gaba gaba ah uu marayo dagaalka u...

Gudoomiyhii Gobolka Banaadir Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay, Maalin ka dib Xilka qaadistiisa

Gudoomihii hore ahaana Duqii Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta dib ugu soo laabtay Dalka, ka dib safar dibada ah oo uu...

Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Xukuumada Soomaaliland Oo Xilkii iska Casilay (Video)

Goor dhaweyd ayaa Wasiir ku xigeenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xariir oo Warbaahinta u waramayay waxa uu sheegay in uu xilkii iska casilay isla markaana...

Daawo Masjidkii Lagu Laayey Culimada Deegaanka Ee Muuri Oo ay Booqdeen Jaaliyada

Mid ka mid ah Masaajida ku yaala Deegaanka Muuri oo ku dhawaad hal sano iyo bar ka hor lagu dilay Culimo deegaanka ah oo...

Daawo Taliye Waafow “Hadii Xasan Sheekh Uu Yiri Shabeelada hoose Gabar Qaaban Waayey,...

Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Maamulka Koonfur galbeed Gen.C/hi Cali Axmed Waafow oo ka qeyb qaadanayey kulan lagu soo dhaweenaayey Ardey kasoo qalan jabisay Jaamacada Boorama...

Dhegeyso Madaxweyne Siilaanyo “Hadii Dadka Ay Lasocon Waayaan Maamulka Dowliga ah, Xaq Bay u...

Ka dib iscasilaadii 9kaWasiir ee Jamhuuriyadda Soomaaliland ayaa waxa ka hadlay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo sheegay in uu soo buuxin doono boosaska ay...

Dowlada Uganda Oo Sheegtay In Shabaab aan Looga Adkaan Karin Dagaaal Milateri

Dowlada Uganda oo hugaamineysa howlgalka amisom ee Soomaaliya ayaa sheegtay in la dagaalanka Shabaab ee gudaha Soomaaliya aan lagu wiiqi karin dagaal Milateri,hase ahaatee...

Akhriso Wareegtada Xilka Looga Qaaday Muungaab, Laguna Magacaabay Gudoomiyaha Cusub

Waxa warbaahinta goordhow ay heshay wareegatada xilka looga qaaday Gudoomiye Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo maanta si weyn loo hadal haayey xil ka qaadistiisa. Wareegtada...

Wasiir Waran Cadde Oo Ka Hadlay Iscasilaada Wasiirada Xukuumada Siilaanyo (Video)

Wasiir Waranacde yaa wuxuu ka hadlay Masuuliyiinta Iska Casilay Xukuumadda Siilaanyo, wuxuuna sheegay howsha qaranka in ay socon doonto, oo aanay u istaagi doonin...

10 Xubin Oo Ka Tirsan Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shaqada Iska Casilay (Akhriso)

Xubno badan oo ka tirsan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta iska casilay shaqadooda. Xubnaha is casilay oo gaarayo ilaa 9 xubin ayaa magacyadooda...

Fashilka Warbaahineed Ee BBC-da iyo Daraasad Cusub Oo Laga Sameeyey Barnaamijyada Ka Baxa

Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da waxaa la aasaasay 18-kii July 1957, xilligaasi oo aan filayo 50% dadka Soomaaliyeed ee maanta nool inaysan wali dhalan....

Kooxda Daacish Oo Taangi Dul Marsiisay Maxbuus Ay Sheegeen Inuu Ka Tirsanaa Ciidanka Siiriya...

Wiil dhalanyara ah oo ay ku jira da'aada 19 jir ilaa 22 sano oo ay ku sheegeen in ahaa askari la shaqeen jiray Ciidamada...

Dr. Cabdiraxman Mahdi Oo Sharaxaya Ujeedada Isbahaysiga Cusub Ee PAFD (Daawo Video)

Xoghayaha Arimaha Dibada ee ururka ONLF Dr.Cabdiraxmaan Mahdi ayaa si waafi ah u qeexay ujeedada iyo danta laga leeyahay isbahaysiga cusub ee shanta urur...

Daawo Khudbadaha Lagu Soo Dhaweeyey Ardeyda Jaamacada Boorama

Qaar ka mid ah dhalanyarada ayaa goobta ka sheegay in shacabkooda ay lawadaagi doonaan dhib iyo dheef. Waxa goobta ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka Maamulka...

Gudiga Dabagalka (Monitoring Group) oo ka hadashay dhibaatada iyo xusuuqa loo geystay shacabka Kabxanley...

Hay’ada Monitoring Group’ka ayaa qoraal sanadeedkooda ku soo qaatay xusuuqa, dagaalada iyo dhibaatada lagu hayey beelaha Surre ee ku dhaqan gobolka Hiiraan (Kabxanley iyo...

Gudoomiyaha Qoryoole “Degmada Roobab iyo Mooryaan ayey U Go’doonsantahay”

Maamulka Degmada Qoryoole ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegay in Degmada Maalmahan ay go'doon ku jirtay ka dib markii ay xirmeen wadooyinka soo gala...

War Cusub Oo Kasoo Kordhay Gudoomiyaha Goolka Banaadir

War kasoo baxay Madaxtooyada Muqdisho ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) xil ka qaadis lagu sameeyey. Warkan oo...

Qab qablayaashii Taabsaday Xilalka Maamulka Gobolka Shabeelada hoose Oo Dhaliilay Hey’adaha

Cumar Maxamuud Cilmi Qooley oo sheegta in uu yahay Gudoomiye ku xigeenka Maamulka xilka kama dhamaadaha ee Gobolka shabeelada hoose ayaa dhaliil usoo jeediyey...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Lagu Wado In Uu Gaaro Sacuudiga

Madaxweynaha Dowlada fedaraalka ayaa maanta safar ku gaari doona Wadanka Boqortooyada Sacuudiga ka dib markii marti qaad uu ka helay Boqorka dalkaasi. Xasan Sheekh ayaa...

Daawo Safiirada Dowlada Ingiriiska Oo Kulamao Baydhaba Kula Soo Qaadatay Madaxda Maamulka iyo Odayaal...

Safiirada Dowlada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya haweeneyda lagu magacaabo Harriet Mathews ayaa shalay safar ku tagtay Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay. Waxa ay halkaas...

Wafdi Isugu Jira Wasiirka Gaashaandhiga iyo Saraakiil Oo Gaaray Garoonka Ballidoogle (Sawiro)

Wafdi saraakiil oo uu horkacayo Wasirrka Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Muqdisho ayaa gaaray Garoonka Diyaaradaha Ballidoogle ee Gobolka Shabeelada hoose. Wafdiga saraakiisha ayaa waxa ka mid...

Daawo Sawirada Jaaliyada Sacuudiga Oo Degmada Nambar 50 kusoo Dhaweysay Ardey Kasoo Qalan Jabaisay...

Ardey kasoo qalin jabisay Jaamacadda Boorama ayaa soo dhaweyn ballaaran waxa loogu sameeyey Degmada Nambar 50 ex Raaxoole ee Gobolka Shabeelada hoose. Soo dhaweynta ardeyda...

Shariif Xasan Oo Safar Deg Deg ah Ugu amba Baxay Dalka Ethopia

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta u amba baxay Magaalada Addis ababa ee Xarunta Dalka Ethopia. Safarka Shariif Xasan ayaa la...

Fadhiga Todobaad Ee Baarlamaanka Oo Maanta Si Risma ah U Furmay

Kulan ay soo xaaadireen 141 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka ayaa maanta lagu furay Fadhiga Todobaad ee Baarlamaanka. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari...

Dhegeyso Naafada Xooga Dalka “Indha qarshe Isagoo Ordaya ayuu Na Dhaafi jiray, Laakiin Gen....

Isbitaalka Xooga Dalka Soomaaliya oo ay ku jiraan askar ku dhaawacantay Dagaalkii gobanimada loogu raadinyey Gobalada leysku yiraahdo Ogaadaaniya ee Soomaali Galbeed oo u...

John Kerry “Waa In Bog Cusub Lo Furaa bariga Dhexe Si Loo Xaliyo Dhibaatada...

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kerry ayaa soo gabagabeeyey kulamo xiriir ah oo uu la lahaa madaxda Bariga Dhexe, kuwaas oo ku saabsanaa...

Madaafiic Xalay Lagu Weeraray Garoon Diyaaradeed Oo Ku Yaala Gobolka Gedo

Dagaalyahaano ka tirsan Xarakada alshabaab ayaa madaafiic habeenkii xalay ahaa ku weeraray Garoonka Diyaaradaha Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Madaafiicda ayaa waxa bar bar socday...

Daawo Sawirad Gudiga Jaaliyadda Sacuudiga Oo Booqday Iskuulka Namar 50, Kulamana La qaatay Maamulka...

Gudiga Jaaliyadda Boqortooyada Sacuudi arabiya ee Beesha Biimaal oo u kuurgalayey xaalada Deegaanada ay kasoo jeedaan oo dagaalo iyo bur bur uu ka dhacay...

Siyaasiyiin Ku Kacsan Maamulka Shariif Xasan Oo Ku baaqay In Doorasho Madaxweyne la qabto

Siyaasiyiin miisaan ku leh Maamulka Shariif Xasan ee koonfur galbeed ayaa markan si toos ah uga horyimid Maamulka hal sana jirsaday islamarkaana fashilka uu...

Taliye Maxamed Shiikh “Xasan Jaamici iyo Cali Nuur Iyagoo Dulleysan Ayey Naga Tageen, Nuur...

Iyadoo Kaaba Mooryaan Xasan Jaamici iyo Maleeshiyadii uu la joogay Shalambood ay isaga huleeleen Deegaankaas ka dib markii uu fashilmay wajigii ay ku dagaal...

Dhegeyso Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Shariif Xasan Oo War Cusub Soo Saaray

Sida uu sheegay wasiirka arimaha gudaha ee Maamulka Koonfur galbeed shir ay yeesheen Wasiirada Maamulkaas ayaa lagu go'aamiyey in Deegaanada Maamulka hoos yimaada aan...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Dowlada Netherland (Sawiro)

MadaxweynahaDowlada Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Maanta warqadaha aqoonsiga kaga gudoomay Safiirka Cusub dowlada Netherlands u fadhin doona dalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland oo shirar kala duwan la qaatay masuuliyiin katirsan dowlada...

Wasiirka ganacsiga iyo war shadaha Puntland Abdiweli Hersi Indhoguran ayaa 21.10 safar shaqo kuyimid dalka Finland kadib markuu casumaad ka helay dalada qurbajoogta Puntland ee...

Odayaal, Marti sharaf iyo Maamulka Nambar 50 Oo Ziyaaro Ku Tagay Qubuuru Shuhadaa Oo...

Gudi ka Socda Jaaliyadda oo ku jooga Nambar 50, Odayaal deegaanka ah iyo Xubno ka tirsan Maamulka ayaa Ziyaaro ku tagay goob ay ku...

Akhriso: Warbixinta Guddiga Kormeerka (Monitoring Group) Ka Qoray Tacaddiyada Maleeshiyaadka Dowladda Ka Geysteen G.Sh/Hoose

Warbixinta Gudiga Monitoring Group oo  ka koobneyd qaybo aad u balaaran ayaan halkan waxaan ku soo gudbineynaa qaybtii ku saabsanayd gobolka Sh/Hoose. Labo degmo ayey...