27 C
Marka Somalia
Saturday, June 24, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Iskuulka Degmada Nambar 50 oo uu ku Socdo Diyaractir (Sawiro)

Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Degmada Nambar 50 oo in muda ah aan wax howl ah lagu qaban ayaa waxa lagu bilaabay dayactir...

Gabar u shaqeyn jirtay Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu dilay degmada Wadajir

Maanta ayaa rag hubaysan waxay  Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho, ku dileen Gabar dhalinyaro ah, xilli ay ku socotay goobteeda shaqada. Waxay dableydaan  ku dileen...

Fariin Ku Socoto Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Marka Mudane Xasan Cumareey

Halkan waxaan ku soo gudbinayaa fariin aad u diraayo gudoomiyaha  cusub ee degmada Mara loo soo magacaabay. Fariinta aan u diraayo Gudoomyiha cusub ee...

Madaxweyne Xasan Culusow “Mooshin Iyo Isqabqabsi Uma Haysano Waqti Nagu Filan…”

Madaxweynaha Somalia Xassan Culusow ayaa dhibsday mooshinka xil ka qaadista ee ay ka keeneen qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka. Shir Jaraa’id oo uu shaley galab ku qabtay...

Dilal Ka Dhacay Saacadii Ugu Dambeeyey Degmada Marka Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo Inuu...

Degmada Marka iyo deegaano ku hareereysan ayaa waxaa saacadihii la dhaafay ka dhacay Dilal siyaabo kala duwan loogu geystay dad shacab ah. Dilka ugu horeeyey...

Nin Daldalaad Isku Dilay Muqdishu Kadib Markii Maamulka G/Banaadir Ka Burburiyey Goob Uu …

Wararka ka imaanayo degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa sheegayo in qof ka mid ah dadka deegaankaasi uu is merjiyey kadibna sidaas ku geeriyooday. Sababta...

Maamulka Magaalada Marka iyo Hay’ad beeleedka Tubta Nabada oo Ku Heshiiyey In La Sameeyo...

Ka Dib Siminaar Soconayey Mudo Seddax Maalmood ah oo loo qabtay Maamulka Cusub ee Magaalada Marka iyo Odayaal kasoo kala jeeda Beelaha Biimaal iyo...

Dagaalyahaanada Shabaab oo Weerar Culus Ku qaaday Kismaayo

Dagaalyahaano ka tirsan Shabaab ayaa xalay weerar culus waxa ay ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo halkaas oo fariisin ay ku leeyihiin Ciidamo ka...

Afahayeenka Ciidanka Deegaanka “Hanala Soo Gaaro iyo Hadalada lagu Awr Kacsado Mooryaanta iyo Calaacal...

“Heshiiska markuu dhacay ilaa waqtigan waxay dileen 12 qof, maalintaas ilaa hada dad ayey dilayeen oo magaalada ay ku dileen oo jidka ay ku...

Shariif Xasan Oo Booqasho ku Tagi Doona Degmada Bardaale ee Gobolka Baay

Wararka ka imaanaya Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Maanta Degmadaasi uu tagi doono Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan...

Dhismaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed oo Loo Fadhiyo iyo Damaca Waalan ee Shariif Xasan

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay islamarkaana xarun kumeel gaar u ah Maamulka Koonfur galbeed ayaa waxa ka bilowday soo xulista Baarlamaanka uu yeelanayo...

Kooxo Hubeysan oo Weerar ku Qaaday Qunsuliyada Mareekanka ee Istanbuul (Sawiro)

Kooxo hubeysan ayaa weerar ku qaaday qunsuliyada Mreekanka uu ku leeyahay Magaalada Istanbuul ee Wadanka Turkiga. Weerarka oo loo adeegsaday abmbaano ayaa ka dambeeyey kooxo...

Nin Soomaali ah Oo Lagu Dilay Dalka Canada

Nin Soomaali ah oo heysta dhalashada Dalkaasi Canada ayaa lagu dilay Magaalada Toronto ee isla canada. Boliiska Canada ayaa baahiyey sawirka Ninka la dilay oo...

Madaxda Igad oo Maanta Kulan Ka yeelanaya Xaaladaha Soomaaliya iyo South Sudan

Madaxda Urur Goboleedka Igad ayaa maanta kulan ku ka yeelanya xaaladaha Soomaaliya iyo South Sudan oo ay ka jiraan mashaakilaad dagaal. Madaxda ayaa intooda badan...

Dagaalyahaano Shabaab ah Oo Weerar ku qaaday Xabsiga Beledweyne.

Dagaalyahano ka tirsan Xarakada shabaab ayaa xalay weerar gaadma ah waxay ku qaadeen Xabsiga Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Dagaal Mudo socday ayaa waxa...

Rabshado ay Dad Ku dhinteen Oo ka Dhacay Magaalada Hargeysa.

Hal ruux ayaa ku geeriyooday afar kalana way ku dhaawacantay rabshado xalay ka dhacay magaalada Hargeysa, ka dib markii shacab u badan dhalanyaro oo...

Soomaali lagu tuhmayo Shabaabnimo oo Lagu Maxkamadeeyey Magaalada Nayrobi

Seddax qof oo aslkooda yahay Soomaali oo lagu tuhmayo inay xiriir la leeyihiin Alshabaab ayaa maxkamad lagu soo taagay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Seddaxdan...

Calawiyiinta Siiriya oo Ku Mudaaharaaday Madaxweyne Bishaar Al-asad

Mudaaharaad looga soo horjeedo Xukuumada Siiriya ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Latakiya ee xarunta u ah Calawiyiinta Siiriya kasoo jeeda. Mudaaharaadkan ayaa ka dambeeyey...

War culus:Dhegeyso Odayaasha Habargidir oo xubnaha beeshooda ee dalka guduhiisa iyo dibadiisa ugu baaqay...

Odayaal caan ah oo ka soo jeeda beesha Habargidir ayaa dagaal cusub ku iclaamiyay beesha Biimaal, uguna baaqay dhammaan dadka u dhashay Habargidir meel...

Nabadoon Kuule “Anaga iyo Habar Gidir Cida heshiiska burisay waa la ogyahay ma qarsoona”

Nabadoon Kuule Abiikar Muudey oo ka mid ah Nabadoonada Beesha Biimaal ayaa waxa uu ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeerey Kaaba qabiilka Habar giidr...

Hogaamiyaha Maamulka Jubba oo Maanta Xariga ka Jaray Dhismayaal Wasaarado Cusub (sawiro)

Hogaamiyaha Maamulka jubba Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta xariga ka jaray xarumaha laba wasaaradood oo kala ah Wasaarada Maamliyada iyo qorsheynta, Xiriirka Caalamiga...

Wafdi uu Hugaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha oo Gaarey Baydhaba

Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha iyo arimaha fedaraalka C/raxmaan Max’ed Xusen Odowaa ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba oo Xarun kumeel gaar u ah...

Madaxweynaha Kenya oo Kulan Kambaala kula qaatay Dhigiisa Uganda (Sawiro)

Madaxda Dalalka Uganda iyo Kenya ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Kambaala ee Caasimada Uaganda, ka dib booqasho Madaxweynaha Kenya uu ku tagay Dalkaasi. Madaxweyne Uhuro...

Calooshiisa Ushaqeyste C/hi Gerweyne oo Ka Soo Baxsaday Magaalada Marka

Calooshiisa u shaqaystihii Isbitaalka Marka uga wakiilka ahaa Hay'ad Beeleeda Swiss Kalmo C/hi Gerweyne ayaa shalay si kedis ah uga baxsaday Magaalada Marka ka...

Daqiiqadihii Ugu dambeeyey ee Nabadoon Tima guduud cida uu La joogay iyo Sababta uu...

Nabadoon Maxamed Abuukar Tima Guduud oo ah Nabadoonka Beesha Biimaal ayaa Maalintii todobaad ku jira Xabsi ku yaala Madaxtooyada Muqdisho ka dib markii 2-dii...

Akhri Qodobadii Laga Soo Saaray Shirkii Maamulada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe

Shir Maalintii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho islamarkaana looga arinsanayey Maamul u sameenta Gobalada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe ayaa laga soo saaray qodobo kala...

Faafaahino Kasoo Baxaya Dil Gobolka Hiiraan Loogu Geystay Odayaal Dhaqameed

Wararka ka imaanaya Deegaanka Halgan oo ka tirsan Gobolka Galguduud ayaa Maamlitii shalay ahayd waxa lagu rasaaseeyey gaari ay saarnaayeen Odayaal dhaqameed. Gaariga oo ahaa...

C/hi Khaliif Rooble “Hantida Taala Shabeelada Hoose Waa tii aan Dhacnay intaan Gobolka Xooga...

Kaaba qabiil C/hi Khaliif Roobe oo ka mid ah qabqablayaasha Habar gidir ayaa sheegay in shabeelada hoose ay yihiin dadka ugu badan ee dega. Kaaba...

Gudoonka Baarlamaanka oo Maanta U yeeray Wsiirka Wsiirka Waxbarashada

Waxaa Maanta lagu wadaa in Baarlamaanka ay hortagto Wasiirada Waxbarasaha Xukuumada Fedaraalka Khadro Bashiir Cali. Xubnaha Baarlamaanka ayaa codsaday in Wasiiradu ay hortimaado baarlamaanka si...

Cali Guud guudlaawe “Shabeelada dhexe way qaabili kartaa Gogosha Shirka”

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhexe Cali Guudlaawe oo ka hadlayey halka ay noqon doonto gogosha Maamul u sameyntaGobalada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe ayaa ku baaqay...

Gudoomiye Xasan Cumarey Iyo Maamulkiisa Oo Siminaar Lagu Barayay Nabad-kuwanoolaanshaha Beelaha Loogu soo Gabagabeeyay...

Hay'ad beeleeda lagu magacaabo Tubta Nabada oo ka mid ah hay'adaha ka shaqeeya danaha kaaba mooriyaanta dhibaatada ka wada Sh.Hoose ayaa shalay magaalada Muqdisho...

Safiirkii hore Soomaaliya u Fadhiyey Dalka Kenya oo Maanta Gaaray Garowe (Sawiro)

Danjirihii hore ee Soomaaliya ee Dalka Kenya Maxamed Cali Ameriko oo Maalmahan safaro ku marayey Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa Maanta waxa uu gaaray Magaalada...