27.9 C
Marka
Monday, December 11, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Tartamayaasha Xisbiga Dimuqraadiga Oo Dood Kulul Yeeshay (Video)

Dood kulul oo ay yeeshaan tartamayaasha Xisbiga Dimuqraadiga ayaa lagu soo gaba gabeeyey Magaalada Las Vegas Gobolka Nevada ee Dalka Mareekanka. Shan xubnood oo u...

Kulan Xasaasi Ah Oo Ugaas Axmed Iyo Xildhibaan Ibbi Ku Dhexmaray…

Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibbi oo ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Sh.Hoose ayaa qadasharaf ah ugu sameeyay hoygiisa magaalada Muqdisho Ugaaska beesha Biimaal...

Dhageyso Xildh. Cabdi Barre ” Mudane Gudoomiye Shalay Markii 3 Ra’iisul Wasaare Lagu Tumanayey...

Xildhibaan Cabi Barre oo ka mid ah xildhibaanada mooshinka ka keenay Mdaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari in uu...

Taliyihii Nabadsugidda Gobolka Banaadir Oo Xilka Laga Qaaday

Xukuumadda ayaa xilka ka xayuubisay taliyaha nabadsugida ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Farey. Jagada laga qaaday Cabdi Xakiin Farey ayaa lagu bedelay taliyhii nabadsugidda ee garoonka...

Wararkii Ugu Dambeeyey Duulaanka Xeebta Ee Maanta Lagu Soo Qaaday Iyo Halka La Kala...

Aroornimadii Saake ayaa Ciidamo ka kala tirsan Maleeshiyada Dowlada Muqdisho iyo kuwa amisom oo wata gaadiid dagaal waxa ay weerar ku qaadeen Deegaano kala...

Deg Deg: Suldaan Dr. Ibrahim Cabdullahi Caddow Iyo Wafdi La Socda Oo Goor Dhow...

Suldaanka Beesha Biimaal ee dhowaan la doortay Dr.Ibrahim Cabdullahi Caddow iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray degmada Lambar 50 Gobolka Shabeelada...

Dhaliil Iyo Talo Ku Socota Cabdullahi Waafow

Mudane gudoomiye, wax badan ayaan u fiirsaday hadaladaada iyo ficiladaada, waxaana si wanaagsan ugu kuur-galay sawirada laga soo qaaday xaruntaada Lambar Konton. Kadib markaan ururiyay...

War Cusub Oo Ka Soo Kordhay Deegaanka Cammaara

Wararka ka imaanaya deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyada Galmudug ay la wareegeen gacan ku heynta deegaankaasi. Dagaal kooban oo aan sidaa...

Maxkamad Amar Ku Bixisay In Xabsiga Laga Sii Daayo Wiilasha Madaxweynihii Hore Ee Masar

Maxkamad ku taaka dalka Masar ayaa amar ku bixisay in xabsiga laga sii daayo Wiilasha uu dhalay Madaxweynhii hore ee dalka Masara Maxamed Xusni...

Daawo Boliiska Uganda Oo Dad U Xiray Shil Dhacay, Dharkana Ka Dhigay Haween

Kadib shil ka dhacay mid ka mid ah wadooyinka ku yaala dalka Uganda waxaa uu shilkaasi sababay bur bur soo gaaray gaaidiid wadada mareysay Ciidamada...

Mid Ka Mid Ah Wadooyinka Soo Gala Magaalada Marka Oo Maanta La Xiray

Ciidamada Amisom iyo maleeshiyada dowladda oo maanta weeraray fariisimada Alshabaab ee deegaanada Gendershe iyo Dhanaane ayaa xiray wadada xeebta ah ee ka baxda magaalada...

Xildhibaanada Mooshinka Oo Diiday Ka Qeybgalka Wad hadal Uu Ku Baaqay Gudoomiye Jawaari

Xidhibaanada Baarlamaanka ee Mooshinka ayaa diiday in ay ka qeyb galaan kulan maanta uu ku baaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaanada ayaa weli...

Deg Deg Dabaabaadka Amisom Oo Gudaha U Galay Deegaanka Jilib Marka

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in dabaabaad Dagaal ay hada gudaha u galeen Deegaanka Jilib Marka oo wax ka yar 16 km dhanka...

Doonley Lagu Rasaaseeyey Inta U Dhaxeysa Jilib Marko iyo Gendershe

Ciidamada Huwanta ee iska garabsaneysa Duulaanka aroornimo ee saake lagu soo qaaday inta u dhaxeysa Marka iyo Muqdisho ayaa rasaaseeyey Doonyo marayey biyaha u...

Duulaan Hor Leh Oo Saake Lagu Soo Qaaday Wadada Xeebta Ee Xiriirisa Marka iyo...

Wararka ka imaanaya deegaano badan oo xeebta ah ayaa sheegaya in saake lagu soo qaaday duulaan xoogan oo ay ka qeyb qaadanayaan dabaabaadka dagaalka. Ciidamo...

Damacii Doolka Qormo Xiisa Badan

Maamulka qoyskaada iyo hanti kuu gaar ah, haddii lagula soo fara gashto maamulkooda, si talo ka baxsan, waa fara gelin qaawan,qofkii damiir leh kolkaa...

Daawo Sawirada Diyaaradda Caawa Ku Dhacday Carbiska

Maqribnimadii caawa ayaa diyaarad nooca xamuulka ah ay ku soo dhacday duleedka Muqdisho. Diyaaradan ayaa dhamaan dadkii saarnaa oo lix qof ahaa ay badbaadeen, iyadoo...

Daawo Aqoonyahaan Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Mid ah Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay...

Jaamaal Cali Xuseen oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa daaha ka qaaday Safar la sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland Axmed Siilaayo uu...

Xaalada Boorame Oo Kacsanayd iyo Wixii ka dhacay maanta (Video)

Xaalada magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa ahayd maanta mid kacsanayd Karib markii maalintii shalay Maleeshiyaadka maamulka Somaliland ay halkaasi ku dileen dad...

Dhegeyso Warbixin Calanka Soomaaliya, Madaxweyne Xasan Sheekh “Umada Soomaaliyeed Calankooda Waa Kii Lexdankii”

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayey sannad guuradii 61-aad ee kasoo wareegtay maalinta calanka Soomaaliya. Munaasabadda, ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha...

Sarkaal Ka Mid Ah Saraakiisha Ciidamada Deegaanka Oo Lagu Wado In Lagu Bedelo Xasan...

Waxaa lagu wadaa in xilkii laga qaaday Xasan Jaamici oo horay ugu magacownaa taliyaha ururka labaad ee guutada seddexaad ee ciidamada dowladda loo magacaabo sarkaal...

Maxaa Ka jira Wararka Sheegaya in Maamulka Xasan Cumarey Uu Kasoo Safray Marka (Xog...

Waxaa maanta isa soo tarayey warar kala duwan oo sheegaya in Maamulka Marka ee ku hoos nool Mooryaanta uu kasoo safray Magaalada Marka, iyagoo...

Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Diyaaradii Ku Dhacday Duleedka Muqdisho

Iyadoo weli ay warar kala gedisan ka soo baxayaan diyaaradii caawa ku dhacday meel u dow deegaanka Carbiska ayaa shabakadda markanews waxa ay xaqiijisay in...

Deg Deg: Diyaarad Ku Soo Dhacday Duleedka Muqdisho

Diyaarad ayaa goor dhow ku dhacday deegaanka Carbiska ee duleedka Muqdisho. Diyaaradan ayaa ilaa hadda xog rasmi ah laga helin nooca ay ahayd iyo dalka...

Dhageyso war cusub oo ka soo kordhay soo xulista Baarlamaanka maamulka K.Galbeed

Gudiga soo xulista Baarlamaanka K.Galbeed ayaa ka hadlay halka uu marayo soo xulista xubnaha baarlamaanka K.Galbeed iyo dib u dhaca ku yimid. Malaaq Cabdirashiid Sheekh...

Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Buulo Dhurow Ee Sh.Hoose

War goor dhow naga soo gaaray deegaanka Buulo-dhurow ee gobolka Shabellada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal kooban ku dhex maray rag ka...

Kulan Ay Wada Qaateen Gudoomiye Xasan Cumarey iyo Saraakiisha Deegaanka Oo Fashil ku dhamaaday

Sida ay sheegeyso Xog aan ka helnay qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada deegaanka oo kulan gaar ah la qaatay Gudoomiye Xasan Cumarey ayaa...

Deg Deg Ciidamo Ka Tirsan Nabad Sugidda Oo Gaaray Marka

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in laba gaari oo nooca  Cabdi Bila ah ay gudaha u...

Dhegeyso Nin Uu Adeer U Ahaa Maxamed Cawaale Liibaan Oo Ka Sheekeenaya Calanka

Maanta oo kale, bishii October 12-dii ee sannadkii 1954-kii waxaa la hindisay, lana soo bandhigay Calanka Qaranka Soomaaliya ee bulugga dhexdana ku leh Xiddigta...

Caleema Saarka Suldaan Ibraahim C/hi Cadow Oo Lagu Wado In Dhawaan La Qabto

Degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxa ka socda qaban qaabada Caleema saarka ama Caana shubka Suldaanka Guud ee Beesha Biimaal oo...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir “Gurigii Laga Diida Lacagaha Canshuuraha, Maamulka Wuxuu Xaq U yeelanayaa In...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ku goodiyey in talaabo adag laga qaadi doono cidii kasoo h orjeesata lacagaha canshuuraha ee lagu...

Diyaarad ay leedahy Dowladda Ingiriiska oo kubur burtay Caasimada Kabul ee Dalka Afghaanistaan

Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo laga leeyahay Dalka Ingiriiska oo qeyb ka ah Dowladaha howlgalka Nato ayaa ku dul bur burtay Magaalada...

Dhegeyso Odayaasha Koonfur galbeed Oo Loo Gudbiyey Foomamka Ay Kusoo Gudbin lahaayeen Xildhibanada

Maamulka Shariif Xasan oo taageeradii uu ka filayey wax loogu yeero Beesha Caalamka waayey ayaa hada usoo jeestay in uu de dejiyo dhismaha Baarlamaanka...

Xog: Maxaa looga hadlay Kulankii No 50?, Maxay Ahaayeen Shuruudaha Dhinac Walba? Maxaana Lagu...

Xog aan ka helnay saraakiisha ciidamada deegaanka ee ku sugan No 50, goobjoogna ka ahaa kulan gaar ah oo No 50 ku dhex maray...

Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Laga Diyaariyey Safarka Wafdiga Ceelbarde Ee Gobolka Bakool

Wafdi Xildhibaano ah oo ka socda Dowlada Fedaraalka oo horey u gaaray Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegeen in kulan aayo...

Dhegeyso Gudoomiye Yariisow “Markii Leys Fahmay Kadib Waan Sii daaynay Odayaashii Xirnaa”

Gudoomiyaha aan weli xilka lagala wareegin ee Marka Gudoomiye Yariisow oo xabsiga dhigay Odayaal lagu eedeeyey in ay ka qeyb qaateen kulan looga hadlayey...

Daawo Mudaharaad Looga Soo Horjeedo Booliska Norway Oo Ka Dhacay Oslo

Shacab Soomaaliyeed Oo aad u tira badan ayaa Mudaaharaad waxa ay ka dhigeen Magaalada Oslow oo Dalka Norwey. Dibadabaxayaasha ayaa sheegay in ay ka cabanayaan...

Dhegeyso Xildhibaan Mooshinka “Waxa Isweydiin Leh Goortuu Jawaari Isku Bedelay Gudoomiye Maxkamad”

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo qeyb ka ahaa Mooshin xilka tuurista Madaxweynha Dowlada ayaa dhaliilo usoo jeediyey Gudoomiayaha Baarlamaanka. Xubnahan ayaa ku dhaliilay Gudoomiye...

Video Muuqaal Laga duubay Qaraxdii gil-gilay Turkiga Iyo Dhimashada Oo sii kordheysa

Laba qarax oo is xig-xiga ayaa waxay maalintii shalay ka dheceen caasimadda dalka Turkiga ee Akara. Waxaa qaraxyadani ku dhintay 95-ruux, waxaana uu dhaawucu isna...

Daawo Wareysi Xiisa Badan Oo Lala Yeeshay Madaxweynaha Maamulka Puntland

Madaxweynha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo ayaa wareysi xiisa badan waxa uu siiyey Mid ka mid ah Tv-da Afka Soomaaliga ku hadla. Madaxwaynaha...