27.3 C
Marka
Saturday, October 21, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Dhegeyso Ugaas Axmidey Siid Cali “Ma jiri doonto in Magaca Dadka Deegaanka Mar kale...

Ugaaska Beesha Biimaal Ugaas Axmidey Ugaas Siid Cali oo Wareysi Siiyey Markacadey.com ayaa ka hadlay Safaro ay ku tageen Degmada Nambar 50 isla markaan...

Dagaal Culus oo Saakay Aroortii ka dhacay Deegaanka Gol-weyn ee Gobolka shabeelada hoose.

Wararka aan ka heleyno  Deegaanka Golweyn ee Gobolka shabeelada hoose ayaa sheegaya in Saakay aroortii uu halkaasi ka dhacay Dagaal culus oo mudo saacada...

Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelada hoose oo Maanta laga soomanyahay.

Waxaa inta badan Maanata Dunida Muslimka Looga dabaa degayaa Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga oo Guud ahaanba Muslimiinta ay u tahay Maalmaha Farxada Ciida. Xalaya...

Talo ku Socota Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Marka.

Assalamu  Calaykum Mudane gudoomiye, Waxaan marka hore kuugu hambalyeynayaa mudane gudoomiye jagada cusub ee laguu magacaabay, waxaana ku xusuusinayaa in aysan ahayn jago sharafeed, ee...

Madaxda BBC-da iyo VOD-da oo Muhiimado gooni ah siinaya Siyaasiyiinta ay ku haybyihiin halka...

Sanadii 2013ka waxaan ku sugnaa Magaalada Hargeysa Meel fadhi ku dirir ah ayaan kula kulmay Mid ka mid ah Raga waayaha badan kusoo qaatay...

Yaa lagu wadaa Madaxweyne ku Xigeenka Koonfur Galbeed in loo Magacaabo.

Madaxwyne ku xigeenka Maamulka Koonfur galbeed oo in muda ah la sugayo ayaa waxa soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan cida noqon...

Hogaamiyaha Kooxda Daalibaan oo Sheegay in Wadahadal uu la Galayo Dowlada Afgaanistaan.

Fariin Maqal ah oo uu soo dhigay Barta Intenetka ayaa hugaamiyaha Kooxda Daalibaan Mullah Omar u ku sheegay inuu diyaar u yahay Wadahadal ay...

Dhaq dhaqaaq Ciidan oo laga Dareemayo Duleedka Marka.

Wararka naga soo gaaraya Duleedka Magaalada Marka ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaq Ciidan oo aad u xoog leh laga dareemayo Deegaanada Shalambood iyo Gandaawi. Ciidamada...

Dowlada Kenya oo joojineysa Duulimaadyada Uga imaanaya Soomaaliya inta uu …….

Dowlada kenya waxaa ay sheegtay inay joojineyso duulimaadyada uga yimaada soomaaliya inta uu madaxweynaha Mareykanka, Brack Obama, ku sugan yahay Magaalada Nairobi ee xarunta...

Daawo Sida ay mooryaanta Habargidir u boobaan mooska Beeraha Jannaale iyo ciidamada Deegaanka oo...

Beeraha Jannaale oo badankooda ay xoog ku heystaan ganacsato aan u dhalan degmada iyo jannaale iyo guud ahaan gobolka shabeellada hoose ayaa maalin kasta...

Maxaa Kasoo baxay Wadaxaajoodka maamulada puntland, jubbaland iyo RW Cumar C/rashiid?(xog hoose).

Wararka aan ka heleyno Madaxtooyada Dowlada goboleedka Puntland ayaa sheegaya in wadahadaladii sadax geesoodka ahaa ee dowlada federaal ka soomaaliya iyo maamulada puntland iyo...

Wadaxaajoodka barnaamijkii Nukliyeerka ee Iiraan oo laga gaaray Heshiis Taariikhi ah.

Shantada Dal ee leh awooda fiitow-ga oo lagu daray jarmalka ayaa heshiis la gaaray dowladda Iiraan, kaasoo ah mid lagu joojinaayo bacriminta  barnaamijka yuuraaniyamka Iiraan, kadib wada hadalo...

Maleeshiyada Kooxda Dhul boob oo bilaabay inay si dhuumaaleysi ah uga baxaan Marka.

Markii Dagaalada ay ka dhaceen Deegaanada Buufow Bacaad iyo Deegaanka Ceeljaale ee Duleedyada Maraka ayaa waxa isbedel la taaban karo uu ku yimid Mooryaanta...

Ciidmada Madxweynaha Yaman oo lawareegay Gacan kuheynta Gagoonka Cadan.

Ciidamo daacad u ah Madaxweynaha dibad jooga ee Wadanka Yaman ayaa Dagaal Mudo qaatay kula wareegay Gacan ku heynta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Cadan. Xoogaga...

Madaxweynaha Uganda oo Dhex dhexaadin ka bilaabay Kooxaha isku haya Wadanka Burundi.

Yuwei Musaveni Madaxweynaha Wadanka Ugand ayaa booqasho ku jooga Wadanka Burundi oo ay ka socoto Colaad u dhaxeysa Dowlada iyo kooxaha Mucaaradka wadankaasi.  Musaveni ayaa...

Ardeyda Jaamacada Nairobi University oo Warqad u direy Safaarada Mareekanka ee Kenya.

Midowga Ardeyda Jaamacadda Nairobi University ayaa warqad codsi ah u diray Danjiraha Wadanka Mareekan ee fadhiya Kenya taas oo ku aadaneyd inuu soo booqdo...

Wasiirada Koonfur Galbeed oo isbedel lagu sameen doono iyo Wasiiro Xusul duub ugu jira...

Madaxweynaha kalitaliska ah ee hogaamiya Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa inuu dhawaan isbedel uu ku sameeyo Wasiirada hada u magacaaban. Wasiirada oo Markii la...

Dowlada Giriiga oo ogolaatay Shuruudaha Midowga Yurub.

Wadahadaladii u dhaxeeyey Dowlada Giriiga iyo Midowga Yurub oo maalmahan ka socday Magaalada Brussels ayaa lagu gaaray heshiis horudhac oo ay saxiixdeen labada dhinac. Dowlada...

Gudoomiyhii ugu horeey ee Xil Baarlamaan Soomaaliiya ka qabta oo geeriyoodey.

Gudoomiyihii ugu horeeyey ee Baarlamaanka Soomaaliya Aw Jaamac C/laahi Qaalib (Diir Qaraar) ayaa ku geeriyooday magaalada Lusaka ee caasimadda wadanka Zambia. Alle ha u naxariistee...

Puntland oo Siyaasad Culus kala hortageysa Dowlada Xasan Sheekh.

Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa waxa ku sugan Hogaamiyayaal kala duwan oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Maamulka Boobland Axmed Madoobe, R/wasaaraha...

Xaalad Deganaasho ah oo laga Dareemayo Deegaanka Celjaale oo shalay uu ka dhacay Dagaal...

Waxaa deganaasho laga dareemayaa Deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Marka oo shalay uu ka dhacay Dagaal xoogan oo u dhaxeeyey Ciidamada Deegaanka iyo Maleeshiyo damacoodu...

Ciidamada Amisom Weli wada Dilka ay ka geysanayaan gudaha Deg Marka.

Ciidamada Amisom ee ku sugan Degmada Marka ayaa wada dhibaatooyin kala duwan oo ay ku hayaan Shacabka degen xaafadaha ku teedsan Wadada laamiga ah. Amisom...

Baxsadkii Wasiirada Koonfur Galbeed iyo hadal heynta Shacabka Degmada Marka..

Maalin Talaada ah 24kii Bishii Febraayo ee Sanadkan ayey ahayd Maalintii Wasiiro loo arkay kuwo wax badan kusoo kordhin kara deegaanka ay soo gaareen...

Dhegeyso Waxgaradka Ceeljaale oo ka earbixianaya Xaalada Deegaanka.

Waxgaradka Deegaanka Ceeljaale oo Maalintii shalay ka barbar dagaalamayey Ciidamada Deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay dhibaatada Xasan Jaamici mar kasta ah...

Boko Harma oo Bilowday inay dilka u fuliso sida Daacish oo kale.

Muuqaal ay soo bandhigeen Koocda Boko haram eek a dagaalanta Dalka Nageriya ayaa muujinaya askari ka tirsanaa Ciidamada Dalkaasi oo ay qoorta ka jaraan. Askariga...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalkii manta ka dhacay Deegaanka Ceel-Jaalle.

Maleeshiyo uu hoggaaminaayo Xasan jaamici ayaa saakay waxay weerar kusoo qaadeen deegaanka ceel jaalle ee duleedka Magaalada Marka. Ciidamada deegaanka ayaa kala hortagay iska cabin...

Faahfaahin dagaalkii manta ka dhacay Deegaanka Ceel-Jaalle ee duleedka Magaalada Marka.

Maleeshiyo uu hoggaaminaayo Xasan jaamici ayaa saakay waxay weerar kusoo qaadeen deegaanka ceel jaalle ee duleedka Magaalada Marka. Ciidamada deegaanka ayaa kala hortagay iska cabin...

DegDeg Dagaal laga soo sheegayo Deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Marka.

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Marka ayaa sheegay in hada halkaasi uu ka sodo Dagaal xoogan oo laysku adeegsano rasaasta noocyadeeda...

Hay’adaha Amniga ee Muqdisho oo Sheegay inay ka warhayeen Gaari waxxaha qarax lagu soo...

Inakabadan 10 ruux ayaa geeriyootay weeraradii lagu qaaday Hotel Weliyey iyo Siyaad oo ku yaala Muqdisho,Weerarada ayaa isugu jirey Isqarxin iyo Rasaas toos ah...

Raisul wasaarihii hore ee Ugandha Amama Mbabazi oo xabsiga loo taxaabay.

Raiisul wasaarihii hore ee dalka Ugandha, Amama Mbabazi ayaa lxabsigaloo taxaabay, waxaana lagu hayaa deegaanka Njeru ee bartamaha dalkaasi. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan...

RW CC oo warbixinno ka dhageystay mas’uuliyin ka tirsan golayaasha dowladda.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa warbixinno ka dhageystay mas’uuliyin ka tirsan labada golaha ee dowladda. Cumar ayaa maalmahan waday qorshe lugu oggaanayo shaqada golayaasha...

PM Silvio Berlosconi oo lagu xukumay saddex sano oo xarig ah.

Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi ayaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah kadib markii ay maxkamad ku taal Naples ku...

dalka Tunisia oo darbi dheer ka dhiseysa xuduuda ay la wadaagto dalka Libiya.

Dowladda Tunisia ayaa ku dhawaaqday in darbi dheer ay ka dhiseyso xuduuda ay la wadaagto dalka Libiya, si ay uga gaashaamato weeraro uga yimaada...

Howlgal Amniga lagu xaqqiijinaayo oo ay ciidamada AmaankaPuntland aykafuliyeen Magaalada Gaalkacyo.

Ciidamada ammaanka Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sameeyay howlgalo ay ammaanka ku xaqiijinayaan, waxaana howlgalkaasi lagu soo qabtay ku dhawaad 200 oo ruux. Xaafadaha Waqooyiga Magaalada...

Agaasime katirsan Maamulka G/Banaadir oo ka badbaaday qarax looogu xiray….

Mas’uul katirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka bad-baaday isku day oo la doonaayo in lagu qaarijiyo, kadib markii baabuurkiisa waxyaabaha qarxa lagu xiray oo...

Wadan kamnid ah wadamada Barwaaqo-sooranka oo jeebsiibka uugaaray heerkii ugu sareysay.

Tirada dacwadaha jeeb-siibka ee Iswiidhen ayaa sare u kacday ku dhowaad 40 boqolkiiba 15-kii sano ee u dambeeyay, sida muujineyso tirakoob ay soo saartay...

Ganacsiga Degmada Marka oo hakad ku jira ka dib Qaraxyo lagu weeraray Ciidamada Amisom.

Ciidmada Amisom oo marayey inta u dhaxaysa Suuqa Shidaalka iyo Buundo Bilan ayaa waxa lagu weeraray qarax xoogan. Qaraxyada oo u muuqday kuwo horay loogu...

Weeraro ka kala dhacay Ciraaq iyo Suurira oo Waxyeelo kala duwan kasoo gaartay dad...

Barkoontarool oo ay ku sugnaayeey Ciidamada Maamulka Bishaar alasad iyo Maleeshiyaad Shiicaha oo ku yaala Magaalada Aleppo ee Wadanka Siiriya ayaa wax aka dhacay...

Wasiirkii hore ee Somaliland oo si kulul uga horyimid Eedeymo loo soo jeediyey.

Maxamed Cabdilaahi Cumar Wasiirkii hore ee Arimaha dibadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabay warar  saacadihii ugu dambeeyay la hadal haayey oo sheegaya inuu...