0 C
Marka
Wednesday, January 17, 2018
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Ciidamada Falastiin oo Weeraro gaadma ah ku haya Yahuuda Xooga ku Degen dhulkooda.

Ciidamada Falastiin ayaa weeraro gaadma ah waxa ay ku dhaawaceen dad Yahuudi ah oo ku sugnaa dhulka ay xooga ku degentahay Yahuuda ee Daanta...

Alshabaab oo Soo bandhigay Sarkaalkii Itobiyanka ahaa ee Isku dhiibay iyo Sarkaalka oo ay...

Munaasbad ka dhacaday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxa lagu soo bandhigay Sarkaal Itobiyaan ahaa isku soo dhiibay Xarakada Shabaab. Sarkaalka Isa soo dhiibaya...

Kulan looga hadlayey Amaanka iyo Soo Celinta Deegaanada weli ay haystaan Maleeshiyada Dhulboob oo...

Kulan ballaaran oo ay ka qayb qaateen Inta badan Saraakiisha Ciidamada Deegaanka islamarkaana looga hadlayey arimo kala duwan ayaa waxa uu ka dhacay Degmada...

Sarkaal Ethopiyan ah oo Isku dhiibay Xarakada Shabaab.

Sarkaalkan oo ka tirsanaa Ciidamada Amsiom ayaa isku dhiibay Dagaalamyaasha Xarakada Shabaab ee ku sugan Gobolka Baay. Sida ay sheegayaan wararka ku aadan inuu isdhiibay...

Dibadbax looga soo horjeedo Shirka Cadaado iyo Madaxda Dowlada oo Maanta ka dhacay Gaalkacyo.

Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo ay Maamusho DowladGoboleedka Puntland ayaa waxa Maanta ka dhacay Dibax ballaaran oo loogooga soo horjeedo Madaxda Dowlada...

Cumara Aadan Xasan oo ka mid ah Wasiirada Maamulka Koonfur galbeed ee Madaxweynaha ka yahay Shariif Xasan Sheekh aadan oo si dirqi ah kaga...

Shabaab oo Xukuno Dil ah Ku fulisay Dad ay ku eedeeyeen Basaasnimo.

Wararka ka imaanaya Degmada Saakow ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in Fagaare ku yaala Degmadaasi Maanta uu ka dhacay xukuno Dil ah oo...

Ciidmada Midowga Afrika oo Dib ula Wareegay Xeradii laba Maalin ka hor lagaqabsaday.

Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ayaa mar kale dib waxay ula Wareegeen Xerada Dhawaan laga saaray ee Deegaanka Leego. Ciidamada oo Laba jiho ku kala...

Dibada Bax looga Soo horjeedo Maamulka Cadaado lagu dhisayo oo lagu qabtay Garowe (Sawiro).

Dowlada hoose ee Garowe ayaa Maanta Banaanbax looga soo horjeedo Madaxda Dowlada Fedaraalka ku qabatay fagaare ku yaala Garowe. Dibada baxa oo ahaa mid aad...

Dhegeyso Gudoomiye Yarisow “Waxaan ku dhawaqaynaa Maamul loogu magac daray koonfur Bari”.

Gudoomiyihii Xilka laga Xuyuubiyey ee Degmada Marka Maxamed Cusmaan Cali Yariisow oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku dhawaaqay in Maamul Cusub oo loogu magac...

Dhegeyso Aqoonyahaan Cumar Macsaro oo ka waramaya Shirqoolka lala damacsanyahay Dadka Reer Shabeelada hoose.

Cumar Maxamed Cusmaan (Cumara Macsaro) oo ka mid aha Aqoonyahaanada Shabeelada hoose oo Wareysi dhinacyo badan taabanaya siinayey Mid ka mid ah Warbaahinta ka...

Dhegeyso Saraakiisha Deegaanka War Culus kasoo saaray Maamulka Shariif iyo Siyaasada guracan ee Odayaasha...

Kulan Saraakiisha Ciidamada Deegaanka ay ku yeesheen Degmada Nambar 50 ayey kaga hadleen Xubno ka tirsan Maamulka dhawaan lagu soo dhisay Degmad Afgooye kaas...

Mashruucii Wardheer Bilowgii Shirqoolka iyo dhameystirkii Afgooye (Warbixin).

Hal Sano ka hor Maanta oo kale iyadoo hal bil laga joogo markii laga qaxay inta badan deegaanka ayna gacanta ku dhigeen Mooryaan ayaa...

Nin Nabadoon ah oo goor dhow lagu dilay Magaalada Marka.

War gor dhow soo dhacay ayaa sheegaya in Nabadoon caan ah lagu dilay guafaha Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka shabeelada hoose. Dilka ayaa sida wararku...

Dowlada Burindi oo Qiratay in Askar badan looga Laayey Dagaalkii Leego.

Maalintii Shalay ahayd Deegaanka Leego oo ku dhow xadka ay wadaagaana Shabeelada hose iyo Baay ayaa fariisin ay ku lahaayeen Ciidamada Amisom gaar ahaan...

Akhriso Dagaalamayaasha Shabaab oo Bayaan kasoo saaray Weerarkii ay ku qaadeen Deegaanka Leego.

Dagaalamyaasha Al-Shabaab ayaa soo saaray bayaan ay ku faah faahinayann khasaaraha weerarkii ka dhacay degaanka leego ee gobolka Sh/hoose ka dib markii ay weerareen...

Dhegeyso Nabadoon Abuukar Ooyow “Maxay u geeriyoodeen Wiilasheena Hadii Mooryaan naloosoo Sharciyeynayo?”.”.

Nabadoon Abuukar Ooyow oo ka mid ah wax garadka kasoo jeeda Shabeelda hoose oo la hadlay Markacadey ayaa sheegay inay si aad uga soo...

Odayaasha ku sugan Muqdisho oo Wasaarada Gaashaandhiga Weydiistay in loo galbiyo Maamulkii Dhawaan lagu...

Xilli sida Muuqata ay jirto baqdin iyo tuhumo ku aadan sidii loo saagalbin lahaa Maamulka dhawaan loga dhawaaqay Degmada Afgooye islamarkaana loosoo gaarsiin lahaa...

Dhegeyso qurba Joogta Beesha Biimaal oo ka hadlay arimo Muhiim ah welibana diraya Baaqyo...

Jaaliyada BoqortoodaSacuudi arabaya ee Beesha Biimaal ayaa ka hadlay daandaansiga Beesha Reer dhul boob iyo hagar daamada Odayaasha Ismagacaabay ee dalaaliinta u ah Habar...

faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Cisbitaalka...

Waxaa Goordhaw Weerar Ismiidaamin ah lagu qaaday Kolonyo Gaadiid ah ay la socdeen Saraakiil katirsan Dowlada Imaaraadka Carabta xili ay marayeen agagaarka Isgooska Tarabuunka...

SHARIIFOW XASANOW KUWII KAA HOREEYAY WAXAY KA XISHOODEEN AYAAD ADIGU KA XISHOON WEYSAY (Xigasho).

Anagoo ah Siyaasiyiinta,Aqoon yahanada,Culuma’udiinka,Ganacsatada iyo Haweenka ka soo jeeda deegaanada koonfur galbeed gaar ahaan G/SH/Hoose waxaan halkaan ku cadeeneynaa gardarada qaawan ee maamulka shariif...

Ardeyda Kenyaatiga oo la barayo sida laysaga difaaco Weerarada.

Wasiirka Waxbarashada Dalka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in Ardayda dhigata Dugsiyada Waxbarasahada Dalkaasi in la barayo siday isaga difaaci lahaayeen weerarada lagu qaadayo...

Dadka u geeriyooday kululka Wadanka Bakistaan oo sii kordheysa.

Dalka Bakistaan ayaa ku jiraa xaaladatii ugu xumeyd oo in muda ah soo mart aka dib markii heerkii ugu sareeyey uu gaaray heer kulka...

Dhageyso: Qurba joog soo dhoweysay Maamulka cusub ee loo sameeyay Magaalada Marka.

Kadib markii waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka magaalada marka uu wadashi socday mudo laba isbuuc ayaa waxay shirkooda kasoo saareen warmurtiyeed, waxaana ay ku dhawaaqeen...

Mid ka mida dadka deegaanka oo Caawa lagu dilay gudha Degmada Marka.

Dilka ayaa sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah waxa uu ka dhacay Suuqa lagu iibiyo Cadayga ee Suuq weynaha Wajeer. Ninka la dilay ayaa...

Xaalada Deegaanka Tooratooror tan iyo Markii lagala Wareegay Dagaalamayaasha Shabaab (Sawiro).

Deegaanka Tooratoorow oo qiyaastii 45 Km dhanka Waqooyi kaga began Degmada Awdheegle ee Gbolka Shabbelada hoose ayaa waxa laga dareemaya inay dib usoo laabteen...

Odayaasha Dhaqanka Magaalada Marka oo maamul u sameeyay Magaalada Marka (Akhriso qodobada shirka+maamulka).

Kadib Kulan Wadatashi ah oo ka socdaya Magaalada Marka, kaas oo qaatay Mudo laba Usbaac loogan arinsanayey Maamulka ay yeelaneyso Degmada.  Waxaa  ugu dambeyn...

Agaasimihii Sirdoonka dalka Rwanda oo lagu xiray magaalada London.

Madaxii Sirdoonka dalka Rwanda Karenzi Karake ayaa Shlay lagu xiray garoonka diyaaradaha Heathrow ee magaalada London. Booliska  ayaa General Karake gacanta ku dhigay waxaana wararka...

“Weerarkii Baardheere wuxuu jawaan u yahay kii ay alshabaab ku qaadeen xarun uu tababar...

Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaarada Amniga Somalia ayaa waxaa lagu faah-faahiyay weerarkii habeen hore ciidanka sirdoonka soomaaliya ay ka geysteen Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo...

Shabaab oo loogu baaqay inay joojiyaan dagaalka iyo dilalka qorsheysan inta lagu guda jiro...

Kadib markii Ururka Al Shabaab ay ku dhawaaqeen inay kordhiyeen weerarada iyo Bartilmaameedka ay ku hayaan xubnaha ka tirsan Dowladda Federaalka Somalia ayaa qaar ka...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo Sheegay in Ahlu Sunna looga yeeray Shirka Cadaado.

Wsiirka Wasaarada Arimaha gudha Dowlada Fedaraalka ee Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen oo hada ku sugan Cadaado ayaa sheegay in kooxda Ahlu sunna ah ugu...

Gudoomiye ku xigeenka Deg Nambar 50 oo kormeer indha indhey ah ku tagay howlaha...

Cabdow Abuukar Axmed Gudoomiye ku xigeenka Degmada Nambar 50 ayaa kormeerey howlo dayactir ah oo ka socda Garoonka Deg Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada...

Kooxda Daalibaan oo qarka u Saaran inay la Wareegto Magaalo Madaxda Gobolka Kunduz ee...

Kooxda Daalibaan oo dagaalo xoogan kula jira Dowlada ka talisa Wadanka Afgaanistaan iyo Xulafada Mareekanka uu horboodayo ee Wadankaasi ku sugan ayaa weeraro joogta...

Horjoogayaasha Kooxda Ahlu Sunna oo sheegtay in Gogol la dhigayo Magaalada Dhuus Mareeb.

Kooxda la magaca baxday Ahlu Sunna ee gacanta ku heysa Magaalooyinka Dhuusa Mareeb iyo Guri Ceel ayaa aku dhawaaqday in gogol Maamul loogu dhisayo...