25.3 C
Marka
Friday, December 15, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Ciidamada Amaanka Oo Howlgal Gaar Ah Kusoo Qabtey Maleeshiyaad Shabaab Ah Iyo Hub Ay...

Howlgalka  xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir ayaa si gaara ah waxa u fuliyey Ciidamo amaanka gaar ahaan kuwa...

Dhageyso Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay Shariif Xasan Oo Afka Furtey, Sheegeyna In Loo Diidey...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur galbeed ayaa bilooyinkii lasoo dhaafae ywadey Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Qaar ka...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo War Kasoo Saartey Doorashadii Uu Kusoo Baxay Muuse Biixi...

Maxkamada Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta go’aan kasoo saartay Doorashadii uu kusoo baxay Mudane Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland. Gudoomiyaha Maxkamada ayaa...

Wafdi Culus Oo Ka Socda Dowladda Qadar Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Muqdisgo...

Wefdi uu hoggaaminaayo Khalifa Jassim Al-kuwari oo ah Agaasimaha guud ee Sanduuqa Qadar ee horumarinta ayaa maanta ka soo degay magaalada Muqdisho, wefdiga waxaa...

Dawladu Waa In Ay Fahantaa In Cid Aan Dawlada Ahayni Haysan Karin Hub Mana...

Dawlad nimadu maha wax ciyaar ciyaar ah,mana aha wax bani aadamku noolaan karo la aanteed.sidaa daraadeed dalkastoo aduunka ka jira waxaa hubka gacanta ku...

Toos U Daawo Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Ka Socota Kasarani Stadium...

Xaflada oo ka socota Kasarani Stadium ayaa waxa ka qeyb galaya kumanaan shacab ah iyo waliba wafuud badan oo dalal kala duwan ka timid,...

Mowqifkii Xasan Sheekh Ee Dowladda Dhexe Oo Isbedelay Iyo Dowladaha Imaaraadka Iyo Turkiga Oo...

Dowladda Soomaaliya ayaa la kulmeysa mucaaraddo xoog leh oo kaga imaanaya siyaasiyiin xil doon ah iyo dowlado shisheeye oo doonaya inay miisaan ku yeeshaan...

Maleeshiyada Alshabaab Oo Si Daran U Dilay Nin Xoolo Ku Dhaqanaayey Deegaanka Ceelwareegow

Maleeshiyada arxan laabayaasha ah ee Kooxda Alshabaab ayaa habeenkii xalay dil si aad ah looga argagaxay ka geystey meel duleedka ka xiga deegaanka Ceelwareegow...

Wadahadalka Galmudug Iyo Ahlu Sunnah Oo Ka Furmay Magaalada Jabuuti Ee Dalka Jabuuti (Sawiro)

Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti waxa ka furmay maanta wada hadal u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Maamulka Gobolada dhexe ee ahlu sunnah oo fadhigiisu...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Lagu Wado In Uu Ka Qeyb Galo Caleema Saarka Madaxweynaha Dalka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogamainaayo ayaa waxa lagu wadaa inay u dhoofaan magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Wafdiga Madaxweyne...

Dhageyso Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug “Shirka Jabuuti Waa Siminaar, Hadii Ay Qodobo Kasoo Baxaanna Ma...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxa uu ka hadlay Shirka dalka Jabuuti uga furmaya Madaxda Maamulka Ahlu sunnah iyo Galmudug. Waxa...

Ra’iisalwasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Magaalada Riyaad Ee Dalka Sacuudiga Uga Qeyb Galay Shirka...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga kula kulmay dhaxal sugaha boqortooyada...

Wasiirkii Dastuurka Dalka Bakistaan Oo Iscasilay Ka Dib Mudaaharaad Rabshado Wato Oo Bilowdey

Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ee Pakistan Zahid Hamid ayaa xilka iska casilay maanta kadib mudaharaadyo rabshada wata oo todobaadyadii lasoo dhaafay kala xiray...

Maleeshiyadii Ku Dagaalamay Suuqa Magaalada Gaalkacyo Oo La Kala Qaadey Iyo Dhaq Dhaqaaqa Suuqa...

Waxaa Goor-dhaweyd Si Caadi ah ku soo laabtay Ganacsigii Suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, oo muddo 4 berri ah xirnaa. Wada-hadalo...

Prof. Axmed Samatar Maxuu Ku Nacay Qabyaalada Muqdisho, Oo tan Hargaysa Ku Jeclaaday…? Waxaa...

Muddo laga jooga shan sano waxaa magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ka dhacay doorashadii madaxweynaha dawladda Federaalka oo ay ka qayb galeen musharaxeen uu ka dhex muuqday nin...

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Oo Warbixin Murugule Ka Qorey Maxaabiista Soomaalida Ee Ku Xiran...

Wasiirka arrimaha dibeda ee xukuumada Somalia Yuusuf Garaad Cumar ayaa booqasho ku jooga jasiirada Seycheles oo ku taalla bartanaha badweynta India. Yuusuf Garaad Cumar ayaa...

Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Uu Haysto Hadalkii Qamaan Bulxankii Waynaa! W/Q Yuusuf Omar

Aduunka nin kii nooli oo leh garasho waxa uu arkayaa dhacdooyin kala duwan oo wax laga barto.Maamulka koon fur galbeed oo curdanka ah waxaa...

Mid Ka Mid Ah Wariyeyaasha Ka Howlagala Deegaanada Puntland Oo Maanta Lagu Xirey Magaalada...

Magaalada Bosaso ayaa lagu xiray Suxufi Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere) oo ka mid ahaa hawl wadeenada Telefishanka Somali Cable iyo weliba Wabseedka lagu...

Akhriso Taliye Sare Oo Ka Tirsan Dowladda Imaaraadka Oo Ku Baaqey In La Burburiyo...

Taliyaha Ciidamada Amniga ee Imaarada Dubai ee dalka isutaga Imaaraadka Carabta ayaa baahiyey hadalo ka dhan ah warbaahinta Aljazeera oo uu ku sheegay warbaahinta...

Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka...

Xildhibaano gaaraya ilaa 50 Mudane o ka kala tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka ee Soomaaliya ayaa Xarunta Villa Soomaaliya kulan kula qaatey Madaxweynaha...

Qaar Ka Mid Ah Ehelada Dadkii Ku Waxyeeloobay Weerarkii Zoobe Oo Maanta Loo Qeybiyey...

Gudiga Gurmadka weerarkii Zoobe ee Bishii hore ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maanta Mootooyin Bajaaj ah u qeybiyey qaar ka mid ah Ehelada dadkii...

Shacab Careysan Iyo Ciidamo Ku Dagaalamay Xaafadda Silliga Ee Demada Wadajir (Sawiro)

Xaafadda Silliga ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa waxa maalmihii lasoo dhaafey ka socdey duminta iyo jajabinta guryo ay degenaayeen dad Shacab ah. Amar...

Khasaare Dhimasho Ah Oo Ka Dhashay Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Ku...

Wararka naga soo gaaraya isgooska sanca ee dhanka degmada yaaqshiid ayaa maanta waxaa dagaal culus uu ku dhexmaray ciidamo kawada tirsan kuwa Xasilinta Caasimada...

Gabar Yar Oo Aan Qaan Gaarin Oo Fal Kufsi Ah Loogu Geystey Magaalada Marka

Magaalada Marka ee  xarunta Gobolka Shabeelada hoose ayaa maanta waxa ka dhacay fal kufsi oo lagula kacay Gabar la sheegay in ay weli qaan...

Khilaafka Hogaanka Kooxda Alshabaab Oo Soo If Baxey Iyo Horjoogayaal Baxsad Ka Ah Gobolada...

Hogaanka Kooxda Alshabaab ayaa waxa soo kala dhex galay khilaaf sababay in ay kala shakiyaan, waxaana ay taasi keentay inay baxsadaan qaar ka mid...

Hogaamiyaha Maamulka Gobolada Dhexe Oo Badelay Mowqifkiisii Horey Sheegeyna Inuu Diyaar U Yahay Inay...

Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay wada hadalada magaalada Nayrobi ku dhex maray iyaga...

Ciidamada Xooga Oo Howlgal Ka Bilaaya Deegaanada Alshabaab Ay Kaga Suganyihiin Gobolka Shabeelaha...

Wararka aanu ka heleyno Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan deegaano hoostaga degmada Mahadaay ayaa waxa ay sheegayaan in saakay ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya...

Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Sheegay In Xukun Adag Lagu Ridi Doono Askarigii...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camay ayaa markii ugu horeysay ka waramaya askarigii kufsiga iyo dhaawaca ka geystey magaalada Boosaaso ee xarunta...

Loolan Adag Oo Loogu Jiro Cidda Kusoo Bixi Laheyd Wasiirada Somaliland Oo Ka Socda...

Magaalada Hargeysa ee xarunta jamhuuriyadda Soomaaliya waxa siwayn looga dareemayaa loolan loogu Jiro dhinaca Xilalka ee la filayo inay kasoo dhex Muuqdaan Xukuumada Cusub. Madaxweynaha...

Deg Deg Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Oo La Magacaabay Iyo Wasiir Kale Oo Xilka...

Warqad u uaqriyey Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo maalmahana laga war sugaayey magacaabiddiisa. Ra'iisalwasaare Xasan Cali Khayre...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Oo Maanta Bogaadiyey Ciidamo Tawabar Looga Furey Magaalada Muqdisho (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kula kulmay dugsiga Taba barka Ciidanka Booliska ee Jenaaral Kaahiye 600 oo dhalinyaro ah...

Mid Ka Mid Ah Amniyaadka Kooxda Alshabaab Oo Lagu Qaraarijiyey Magaalada Marka

Ciidamada amaanka ee magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelada hoose ayaa waxay qaarijyeen mid ka mid ah amniyaadka maleeshiyada kooxda Alshabaab. Askarigan oo ka shaqeeya...

Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Lagu Eedeeyey Inay La Shaqeeyaan Maleeshiyada...

Xilli la qorsheenayo in weeraro lagu qaado deegaanada ay maamulaan Maleeshiyaadka Kooxda Alshabaab ayaa waxa soo baxaya tuhunno kala duwan oo la xiriira daacad...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti Oo Maanta Khudbad Ka Jeediyey Shirka Baarlamaanka Soomaaliya (Video)

Xubanaha Golaha Shacabka ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshay Kulankii 33 aad oo qeyb ka ah Kalfadhiga Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka waxaa soo xaadiray...

Maamul Goboleedka Puntland Oo Ciidamadii Ugu Bdnaa Geeyey Xeebaha Garacad (Sawiro)

Ciidamo ka tirsan kuwa Badda ee Maamulka Puntland ayaa la geeyay deegaanka Xeebta Garacad ee Gobolka Mudug, si ay uga hortagaan in dagaalamayaal ka...

Yaa Muumaaulaayo Deegaanka Abiikarow, Halkeese Uu Kaga Yaala Gobolka Shabeelad Hoose (Xog)

Maalmahan waxa warbaahinta qaar lagu arkayaa warar kala duwan oo lagu sheegayo in Ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga afrika ay qabsadeen deegaanka Abiikarow ee...

Qeyb Ka Mid Ah Suuqa Magaalada Gaalkacyo Oo Maalintii Seddaxaad Xiran (Sawiro)

Suuqa magaalada Gaalakacyo oo todbaadkii hore ay ku dagaalameen laba Maleeshiyo oo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa gaba ahaanba xirmay, iyaoo halkaas...

Murugo Hor Leh Dhibane Faa’iso Cabdirashiid Wadani “Dowladda Soomaaliya Waxba Waa Ii Qaban Weysey”...

Gabadha lagu magacaabo Faa'iso Cabdirashiid Wadani oo ku sugan magaalada Nayroobi ee dalka Kenya ayaa muuqaalkii labaad soo duubtey muddo bil gudaheeda kaas oo...

Iska Hor Imaad U Hor Imaad U Dhaxeeya Ciidamada NISA Iyo Maleeshiyaad Hubeysan Oo...

Barqanimadii maanta ayaa weerar hubeysan degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho wuxuu ku dhex marey Ciidamada Nabad sugidda NISA iyo Maleeshiyaad kale oo ku labisnaa...

Eedeysanayaal Lagu Eedeeyey Sahminta Goobaha Qaraxyada Oo Maanta Kasoo Hormuuqdey Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida...

Eedeysanayaal u qaabilsanaa Al-shabaab qarxinta goobaha maqaaxiyadaha ayaa kasoo hor muuqday Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, waxaana eedeysanayaasha ay kala yihiin. 1) C/qaadir...