25.9 C
Marka
Monday, October 23, 2017
گیاهی ترین گیاهی ترین AnzanDigital فروشگاه

Dhacdooyin Musiiba Ah Oo Laga Dhaxley Qaraxii Shalay, Afar Wiil Oo Isku Qoys Ah...

Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dhaxlay Dhacdooyin xanuun iyo uur-kutaalo badan oo uu reebay, Waxaana...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Tacsiyadeeyey Qaraxii Cuslaa Ee Muqdisho, Maalmo Baroor Diiq Ah Ku...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in 3 maalmood oo baroordiiq qaran ah, waxaana hoos loo dhigay calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya.  “Weerarkaan waa musiibo...

Dhageyso Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Oo War Kasoo Saarey Qaraxii Cuslaa Ee Maanta Ka...

Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa ka tacsiyeeyay qaraxii galabta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyka...

Dhibaato Aan Qiyaasi Karin Ayaan Arkey, Calool Kaligeed Daadsan, Madax Kaligiis Meel Yaalla Iyo...

Weerar ismiidaamin ahaa oo ka dhacay isgooyska Zoobe ee bartamaha magaalada oo ah isgooy aad u mashquul badan aya ugu yaraan waxaa ku Nafwaayey...

Khasaaraha Ka Dhashay Dabkii California Oo Kordhay Iyo Dhimashada Oo Kor Faadheysa 30,...

Tirada dadka la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabka ka kacay waqooyiga California ayaa gaartay 31 ruux, iyada oo saraakiishu ay ka digayaan in...

Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helaayo Weerarkii Isgoyska Zooba Iyo Qarax Labaa Oo Ka...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxii galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo loo adeegsaday Gaari xamuul oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,...

Faafaahinno Horudhac Ah Oo Laga Helaayo Weerar Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacey Isgoyska Zoobe...

Faafaahinno kala duwan ayaa waxay kasoo baxayaan qarax Ismiidaaamin ah oo loo adeegsadey gaari walxaha laga soo buuxiyey oo lagu weerarey hotel ku yaalla...

Dhageyso Ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre Oo Sheegay In Karti Iyo Aqoon Lagu Soo Xuli...

Ra'iisalwasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay isbedel guud oo lagu sameen doono Agaasimeyaasha Wasaaradaha Xukuumadda. Gudi Wasiiro ah oo...

Weerar Ismiidaamin Oo Ka Dhacey Magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in goor dhow weerar ismiidaamin ah uu ka dhacey degmada Hodon gaar haan isgoyska Zoobe. Qaraxa oo...

Ciidamada Genaraal Sheegow Oo Diidey In Ay Raacaan Abaanduuliye Cabdilaahi Caanood, Fariisinna Ka Sameystey...

Taliyaha guutada Ciil tire Geraal Sheegow ayaa iska diidey in uu raaco Abaanduuliyaha Ciidamada Milateriga xoogga dalka oo saacado ka hor ka dhaqaaqey degmada...

Dab Xoogan Oo Qabsadey Goobo Ganacsi Oo Ku Yaalla Magaalada Cadaado (Sawiro)

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee xarun ku meel gaar u ah maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka kacay dab...

Wariye Aamina Muuse Wehliye Oo Ilmeysey, Iyadoo Ku Jirta Barnaamij Toos Ah, Xilli Ay...

Gabadha caanka ah ee wariyaha ah ee Aamina Muuse Wehliye oo ku jirtey barnaamij si toos ah uga baxaayey baraha bulshada ayaa illin kasoo...

Culimada Soomaaliyeed Oo Madaxda Maamul Goboleedyada Ku Tilmaantey Kuwo Kasoo Horjeeda Qarannimada Soomaaliya (Video)

Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa bilaabey in ay muujiyaan awoodo xad dhaaf si ay talo ugu yeeshaan siyaasadda dibada iyo arimo oo ku saabsan...

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ansixiyey Heshiiska Isdhaafsiga Maxaabiista Ee U Dhaxeeya Soomaaliya Iyo Hindiya

Baarlamaanka jamhuuriyadda Fedaraalka ee Soomaaliya oo shir ku leh xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey heshiis dhex marey dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya. Heshiiskan...

Shariif Xasan Oo Kusii Jeeda Magaalada Xudur Si Shacabka Iyo Siyaasiyiinta Deegaanka Uu Ugala...

Madaxweynaha culeysku saaranyahay ee maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Xudur oo magaalo madax u...

Dhageyso Warbixin Xiisa Badan Oo Ku Saabsan Ahmiyadda Istaraatiijiyadeed Ee Dalka Jabuti

Dalka Jabuti ayaa lagu sheegaa inuu yahay mid ka mid ah dalalka ugu istaraatiijisan Africa sababtoo ah waxaa mara marin biyoodka Baabal Mandab ee...

(Xog) Hogaamiyaha Maamulka Koonfur galbeed Oo Go’doon Siyaasadeed La Geliyey Iyo Xildhibaanada Maamulka Oo...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markan uu saaranyahay culeysyo dhinyo badan ah, oo looga gol leeyahay in xilka looga...

Abaanduuliyaha Ciidamada Xoogga Oo Gaarey Degmada Nambar 50 iyo Ku Dhawaad 40, Gaari Oo...

Abaanduuliyaha Ciidamada Xoogga Genaraal Cabdulaahi Cali Caanood iyo Saraakiil kale oo ka tirsan wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa saacado ka hor gaarey degmada Nambar...

HORDHACA: Liverpool VS Man Utd- Red Devils Loogama Badin Anfield Afartii Kulan Ee Ugu...

Liverpool iyo Manchester United ayaa kulanka ugu adag maanta oo sabti ah isku wajahaya garoonka Anfield, labada koox ayaana kujira marxalad kala duwan ka...

Dhageyso Ciidamada Turkiga Oo Gudaha U Galay Dalka Suuriya, Si Ay Burburiyaan Goobaha Laga...

Ciidamada milatariga Turkiga ayaa Jimcihi shalay gudaha u galay dalka ay deriska yihiin ee Suuriya, si ay goob xasaradaha ka caagan uga hirgeliyaan gobolka...

Aminarts Oo Sameeyey Sawir Banaanka Keenaya Xogo Kaa Qarsoon Oo Ku Saabsan Dhaqanka Madaxda...

Sawirkaan ayaa kaaga muuqan doono xogo xasaasi ah oo shaqsi waliba oo madaxweyne ah waxaana si dhow loogu iftiimiyay xaalada dalka soomaaliya maraayo iyo...

Aqoon Yahanadii Iyo Shacabkii Puntlan Oo Xabsi Ku Mutaysanaya Taageerida Dawlada Soomaaliyeed

Shacabka ku nool deegaanada puntland oo ah shacab lagu yaqiin taariikh ahaan in ay had iyo jeer  u guntanaadaan dawlad nimo iyo qaranimo soomaaliyeed,ayaa...

Faafaahinno Kasoo Baxaya Ciidamada Xoogga Ee Dalka Oo Faarujiyey Saldhigyadii Ay Ku Lahaayeen Deegaanka...

Ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ayaa isaga soo baxay saldhiggyo ay ku lahaayeen Deegaankaa Bariire ee Gobolka Shabeelada hoose oo ay la wareegeen bishii Agosto...

Maxay Isku Casileen Taliyaha Ciidamada Xoogga Iyo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya (Warbixin)

Gelinkii dambe ee maanta Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya waxa ay magacaabeen Taliye Cusub oo loo magacaabay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, magacaabistaas ayaa sida la...

Shirkad-da DP World Oo Si Rasmi Ah Loogu Wareegtay Maamulka Deked-da Bosaaso (Sawiro)

Gudaha dekadda weyn ee magaalada Bosaso ayaa waxaa lagu qabtey xafladda ballaraan oo lagu wareejinayo maamulka, iaydoo si rasmi ah loogu wareejinayo shirkadda DP...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Taliyaha Ciidamada Xoogga Oo Iscasilay

Taliyihii Ciidamada xoogga dalka Jen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid), iyadoo Golaha Wasiirada Soomaaliya ay magacaabeen Taliye cusub oo bedela. Sida ay sheegayaan wararka Golaha Wasiirada...

Ra’iisalwasaare Xasan “Hadii Ay Jiri Jirtay Marka Isjiid Jiid Yimaado Madaxdu Inay Niyad Jabto...

Xasan Cali Khayre R/wasaaraha Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo, Isagoo Khudbad ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay Maalinta...

Dhageyso Falanqeyn Maxay Ka Dhigan yihiin Go’aanada Kasoo Baxey Shirka Kismaayo

War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawlad goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo waxayna ugu baaqeen dawladda Soomaaliya inay kala tashato arrimaha masiiriga ah...

Dhageyso Sir Culus Oo La Helay Maamulka Shariif Xasan Oo Heshiis Lasoo Galey Hey’ad...

Sida lagu helay xog muhiim ah Shakhsiyaad ka hoos shaqeeya Taliska Maamulka Koonfur galbeed waxa ay heshiis lasoo galeen hey’ad la sheegay in ay...

Wacdrihii Ciyaaryahaan Messi Iyo Xulka Argentina Oo Usoo Baxay Koobka Aduunka Ee Sanadda 2018-ka...

Argentina ayaa xalay 3-1 kaga badisay xulka qaranka Ecuador, waxaa Messi iyo xertiisa haatan boos ay ka heleen koobka adduunka ee ka dhacaya dalka...

Shirka Madaxda Maamul Goboleeyada Oo Laga Soo Saarey Warmurtiyeed Ka Kooban 16-Qodob (Akhriso)

War murtiyeed ka kooban illaa 16 qodob ayaa laga soo saaray shirka Magaalada Kismaayo ugu socday Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya ee kala ah Jubbaland,...

Kulan Loogu Tashanaayo Hogaamiyaha Koonfur galbeed Shariif Xasan Oo Hada Ka Socda Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxa ka socdo kulamo iyo shirar loogu tashanaayo hogaamiyaha Koonfur galbeed oo dad badan oo siyaasiyiin ah ay aaminsanyihiin in uu yahay...

Taliyaha Ciidamada Boliiska Koonfur galbeed Oo Sheegay In Dad La Xiro Uu U Jecelyahay...

Taliyaha Ciidamada Boliiska Koonfur galbeed Col. Mahad Xabdiraxmaan ayaa sheegay in la aqbali karin duminta Maamulka uu madaxweynaha ka yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan...

Janaraal Waafow Iyo Gudoomiye Yariisow Oo Xog Buuxda U Gudbiyey Saraakiil Mareekan Ah Oo...

Janaraal Cabdulaahi Axmed (Waafow) iyo Gudoomiye Maxamed Cusmaan Cali Yariisow ayaa kulamo la qaatey saraakiil cadaan ah oo ka tirsanaa Xafiiska howlgalka Mareekanka ee...

Shirka Kismaayo Oo Lasoo Gabagabeeyey Iyo Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Madaxda Oo Maanta Lasoo...

Wararka laga helaayo magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in shirkii u dhaxeeyay Madaxda Maamul Goboleedyada in la soo gaba gabeeyay, habeenkii xalay iyadoo maanta...

Xuquuqda Dawlad Gobleed Yada Iyo Dawlada Dhexe Ee Fadaraalka Sharcigaa Qeexaya (Warbixin)

Soomaaliya waxaa ka jirta dawlad fadaraal ah.waxaana hogaaminaya hada madaxwayne shacabka soomaaliyeed dalka gudihiisa iyo dibadiisa ay ku qabaan kalsooni buuxda.waxay shacabka soomaaliyeed ka...

Akhri Maamulka Galmudug Oo Wariyeyaasha Ku Amrey In Ay Faafin Karin Wararka Lidka Ku...

Warqad laga soo saarey Xafiiska Madaxweynaha xilka laga tuurey ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa awaamiir lagu soo rogey Wariyeyaasha ka howlgala deegaanada...

Gudiga Doorashada Soomaaliya Oo Shaaciyey Tirada Dadka U Codeyn Doona Doorshada Sanadkan

Guddiga doorashada ee Somaliland ayaa maanta oo Salaasa ah si rasmi ah u shaaciyey tirada dadka isu diiwaan geliyey in ay k a qayb-qaataan doorashada...

Hay’ado Caalami Ah Oo Ethopia Uxambaariyay Xasilooni Darrada Bariga Afrika

Warbixin dheer oo ay soo saareen hay’ado caalami ah ayaa lagu sheegay in xukuumada Ethopia ay tahay furaha dhibaatooyinka kajira bariga Africa gaar ahaan...

Shacabka Deegaanka Bariire Oo Qaxay Iyo Alshabaab Oo U Hanjabtey Shacabka Weli Ku Sugan...

Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa bishii Agosto ee sanadkan waxa la wareegay Ciidamada dowladda fedaraalka ee Soomaaliya oo kuwo cadaan ah. Ciidamadaaas ayaa...